“Dhibtii SNM Waynu U Sinayn, Dheefta Maantana Waa Loo Sinaanayaa”..Wasiir Maxamed Kaahin 

Continue reading ““Dhibtii SNM Waynu U Sinayn, Dheefta Maantana Waa Loo Sinaanayaa”..Wasiir Maxamed Kaahin “

Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Safar Shaqo Ugu Baxay Imaaraadka Carabta

Hargeysa, Somaliland, March 13, 2018 (Saxafi) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa  maanta safar shaqo ugu ambo baxay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo madaxweynaha u fidiyey marti-qaad rasmi ah una soo diray diyaarad khaasa oo ka qaaday garoonka diyaaraha ee Cigaal International. Continue reading “Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Safar Shaqo Ugu Baxay Imaaraadka Carabta”

Tartan Orodka Ah Oo Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Iyo Maxamed Faarax

Continue reading “Tartan Orodka Ah Oo Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Iyo Maxamed Faarax”

Daawo: Somaliland Iyo Itoobiya Maxay Isku Soo Af Garteen

Continue reading “Daawo: Somaliland Iyo Itoobiya Maxay Isku Soo Af Garteen”

Al-Shabaab Oo Markii Ugu Horeysay Baahisay Muuqaalka Hoggaamiyahoodii Hore Ee Axmed Cabdi Godane “Abu Zubeyr”

Mogadishu, Somalia, June 26, 2017 (Saxafi) – Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta dalka Somalia, ayaa markii ugu horeysay faafisay Muqaalka hoggamiyahoogii Axmed Cabdi Godane “Mukhtaar Abu Zubeyr”, Continue reading “Al-Shabaab Oo Markii Ugu Horeysay Baahisay Muuqaalka Hoggaamiyahoodii Hore Ee Axmed Cabdi Godane “Abu Zubeyr””

Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Natiijadii Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Ee Komishanku Shaaciyey

Continue reading “Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Natiijadii Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Ee Komishanku Shaaciyey”

Wasiirka Madaxtooyadda Oo Sheegay In Aanu Jirin Tartan Isaga Iyo Maxamed Kaahin U Dhexeeya

Continue reading “Wasiirka Madaxtooyadda Oo Sheegay In Aanu Jirin Tartan Isaga Iyo Maxamed Kaahin U Dhexeeya”

Cabdicasiis Samaale: “Muusow Hiil Iyo Hooba Waanu Kula Garab Taaganahay, Adigaanuna Ku Dhisaynaa”

Continue reading “Cabdicasiis Samaale: “Muusow Hiil Iyo Hooba Waanu Kula Garab Taaganahay, Adigaanuna Ku Dhisaynaa””

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Dhallinyarada Somaliland ku Hambalyeeyey Xuska Munaasibadda 20-ka February

Continue reading “Guddoomiyaha KULMIYE Oo Dhallinyarada Somaliland ku Hambalyeeyey Xuska Munaasibadda 20-ka February”

Wasiirka Madaxtooyada oo ka Hadlay Qorshaha Xukuumadda Somaliland ee Dadka Abaaraha Ku Caydhoobay

Continue reading “Wasiirka Madaxtooyada oo ka Hadlay Qorshaha Xukuumadda Somaliland ee Dadka Abaaraha Ku Caydhoobay”

Garoonka Diyaaradaha Ee Denver, Albaabkii Jaxiima (Xogta Dahsoon)

Barnaamijkeenan Xogta dahsoona waxaynu ku soo bandhigaynaa macluumaadka hoose ee inagaga dahsoon garoonkaa diyaaradaha ee caalamiga ah ee Denver Continue reading “Garoonka Diyaaradaha Ee Denver, Albaabkii Jaxiima (Xogta Dahsoon)”

Xogo Ku Saabsan Cuntada La Siiyo Rakaabka Diyaaradaha (Xogta dahsoon)

Sida ay ku adkaysanayso Ana Meri oo haysata khibrad soddomeeyo sano ah oo ku saabsan ka dhex shaqaynta diyaaradaha oo Continue reading “Xogo Ku Saabsan Cuntada La Siiyo Rakaabka Diyaaradaha (Xogta dahsoon)”

Maxaa Ka Jira In Trump Asalkiisu Pakistani Yahay (Xogta Dahsoon)

Telefishinka caalamiga ah ee Sky news ayaa baahyey warbixin uu ka soo xigtay Telefishin ka hawlgala Dalka Pakistan, Continue reading “Maxaa Ka Jira In Trump Asalkiisu Pakistani Yahay (Xogta Dahsoon)”

Xalab Waxay U Dhimanaysaa Ahmiyadeeda Darteed

Waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu qaddiimsan caalamka, waana magaalada labaad ee Suuriya marka laga reebo Caasimada Dimishiq. Continue reading “Xalab Waxay U Dhimanaysaa Ahmiyadeeda Darteed”

Maayarka Caasimadda Somaliland Ee Hargeysa Oo Baabuur Cusub Ku Wareejiyay Degmada Bali Mataan

Hargeysa, Somaliland, September 7, 2016 (Saxafi) – Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa maalintii Axadii toddobaadkan Gaadhi Land Cruiser ah ku wareejiyay Maamulka degmada cusub ee Bali Mataan Continue reading “Maayarka Caasimadda Somaliland Ee Hargeysa Oo Baabuur Cusub Ku Wareejiyay Degmada Bali Mataan”

Muuqaal Naxdin Leh Oo Ay Iska Duubeen Tahriibayaashii Ku Dhintay Badda Masar Ka Hor Intaanay La Hal

Qahira, Masar, April 18, 2016 (Saxafi) – Afar Boqol oo Ruux Dad tiradooda lagu sheegay oo Tahriibayaal ah oo Boqollaal ka tirsani Soomaali yihiin, ayaa Dooni kulla qaranaqantay Badda u dhaxaysa waddamada Masar iyo Talyaaniga, kuwaas oo keliya 40 Ruux oo ka tirsanaa la badbaadiyay sida ay xaqiijinayaan wararka Warbaahinta caalamku ka faafisay Shilkaas naxdinta badan.

Continue reading “Muuqaal Naxdin Leh Oo Ay Iska Duubeen Tahriibayaashii Ku Dhintay Badda Masar Ka Hor Intaanay La Hal”

Aas-Qaran Casayr

Daawo: Gaashaanle Casayr Oo Aas Qaran Loogu Sameeyey Berbera

Berbera, Somaliland, March 5, 2016 (Saxafi) – Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Saaxil Gaashaanle Cabdirisaaq Maxamed Yuusuf Casayr oo ay maalimihii ina soo dhaafay dabley hubaysani ku dileen tuulada Biyooley ee gobolka Saaxil ayaa shalay aas-qaran loogu sameeyey magaalada Berbera.

Continue reading “Daawo: Gaashaanle Casayr Oo Aas Qaran Loogu Sameeyey Berbera”

Qabriyaddii Nebiyadda

Muuqaal Aanad Hore U Arag: Qabriyaddii Nebiyadii Illaahay, Asxaabtii Rasuulka (CSW) Iyo Goobaha Muqadaska Ah

Halkan ka daawo Muuqaal aanad hore u arag oo Fiidyow ah, kaas oo aad si buuxda ugaga bogan karto Qabriyaddii Nebiyaddii Illaahay U Soo Diray Ummadihii kala dambeeyay, Wadamada ay ku aasan yihiin, Asxaabtii, Xaasaskii iyo Carruurtii Rasuulka (CSW), Goobaha Muqaddaska ah qaar badan oo ka mid ah, iwm. 

Continue reading “Muuqaal Aanad Hore U Arag: Qabriyaddii Nebiyadii Illaahay, Asxaabtii Rasuulka (CSW) Iyo Goobaha Muqadaska Ah”

Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland

Eng. Xuseen Deyr Oo Xilkii Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga Caalamiga Ah Kala Wareegay Dr. Muuse Qaasim

Hargeysa, Somaliland, February 22, 2016 (Saxafi) – Wasiirka cusub ee Wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Somaliland Eng. Xuseen Aadan Cige (Xuseen-Dayr), ayaa shalay si rasmi ah xilkii ugala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradda ganacsiga Dr. Muuse Qaasim Cumar.

Continue reading “Eng. Xuseen Deyr Oo Xilkii Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga Caalamiga Ah Kala Wareegay Dr. Muuse Qaasim”

Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Cadaaladda

Daawo Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Cadaaladda Somaliland Oo Amaan u Soo Jeediyey Dawladda Hoose Ee Hargeysa

Daawo Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Cadaaladda, Sacad Cali Shire iyo Axmed Faarax Caddare, ayaa dawladda Hoose ee Hargeysa ee hoggaaminayo Maayarka Caasimadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid ku amaanay waxqabadka iyo dedaalka ay muujiyeen ee ay ku horumarinayaan bilicda Caasimadda.

Continue reading “Daawo Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Cadaaladda Somaliland Oo Amaan u Soo Jeediyey Dawladda Hoose Ee Hargeysa”