Taariikh Kooban Oo Ku Saabsan Jaamacada Ugu Qadiimisan Adduunka Ee Azhar?

Jaamacada Azhar waxa ay ka mid tahay goobaha cilmiga ee dunida Islaamka ugu cimriga iyo taariikhda dheer, waxa la aasaasay Jaamacada Azhar sanadkii 361-kii Hijriga oo ku beegnayd, 972-kii Taariikhda Miilaadiga, Continue reading “Taariikh Kooban Oo Ku Saabsan Jaamacada Ugu Qadiimisan Adduunka Ee Azhar?”

Advertisements

Arday Ka Kala Socotay Dalalka Geeska Afrika Oo Dugsiga Sheekh Ku Dhamaystay Tababar Ku Saabsan La Tacaalida Iyo U Adkaysiga Abaaraha

 “Haddii aad Qof Siiso Xabad Kalluun Ah Maalin Keliya Ayey Quudinaysaa, Haddiise Aad Barto Sida Loo Kalluumaysto Waxaad Quudisay Noloshiisa Oo Dhan” Cabdillaahi Khaliif, Hay’adda Horumarinta Deeqaha Switzerland Continue reading “Arday Ka Kala Socotay Dalalka Geeska Afrika Oo Dugsiga Sheekh Ku Dhamaystay Tababar Ku Saabsan La Tacaalida Iyo U Adkaysiga Abaaraha”

Cawil Miyaanu Halba Seegin?

WQ: Maxamed Axmed Askar

Nasiib-wanaag waxa aan jaanis u helay in aan akhristo Buugga “RAAD- RAACA TAARIIKH SOOMAALIYEED” ee uu qoray Ambassador Xuseen Cali Ducaale “Cawil”. Continue reading “Cawil Miyaanu Halba Seegin?”

Maayarka Caasimadda Somaliland Ee Hargeysa Oo Baabuur Cusub Ku Wareejiyay Degmada Bali Mataan

Hargeysa, Somaliland, September 7, 2016 (Saxafi) – Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa maalintii Axadii toddobaadkan Gaadhi Land Cruiser ah ku wareejiyay Maamulka degmada cusub ee Bali Mataan Continue reading “Maayarka Caasimadda Somaliland Ee Hargeysa Oo Baabuur Cusub Ku Wareejiyay Degmada Bali Mataan”

862 Arday Oo Ka Qalinjabiyey Jaamacadda Hargeysa

Hargeysa, Somaliland, September 5, 2016 (Saxafi) – Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shalay ka qayb gallay dufcadii 13aad ee ka qalinjabisa jaamacadda Hargeysa, kuwaas oo tiradoodu dhamayd 862 arday Continue reading “862 Arday Oo Ka Qalinjabiyey Jaamacadda Hargeysa”

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xaflada Qallinjebinta Dufcadii Afraad Ee Ka Baxday Jaamacadda Timacade Gabiley

Gabiley, Somaliland, September 1, 2016 (Saxafi) – Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Wafti uu Hogaaminayo ayaa shalay ka qayb galay munaasibad ay ku qalin jabiyeen arday ka baxday Jaamacadda Timacade ee Gabiley. Continue reading “Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xaflada Qallinjebinta Dufcadii Afraad Ee Ka Baxday Jaamacadda Timacade Gabiley”