Wasiirka Madaxtooyadda Oo Sheegay In Aanu Jirin Tartan Isaga Iyo Maxamed Kaahin U Dhexeeya

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa beeniyay inuu jiro tartan Guddoomiyaha Mustaqbalka Xisbiga KULMIYE oo u dhexeeya isaga iyo Maxamed Kaahin Axmed, balse waxa keliya ee hadda jiraa uu yahay sidii loo dhisi lahaa Muuse Biixi Cabdi, Musharaxa Madaxweynaha xisbiga KULMIYE ee uu ugu guulaysan lahaa kursiga talada dalka u sareeya.

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s