Cabdicasiis Samaale: “Muusow Hiil Iyo Hooba Waanu Kula Garab Taaganahay, Adigaanuna Ku Dhisaynaa”

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland, kana mid guddida Fulinta ee Xisbiga KULMIYE, Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa mar kale ku celiyay inay ka go’an tahay inay hiil iyo hooba la garab istaagaan Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi si uu ugu guulaysto talada dalka doorashada Madaxtooyada ee sannadkan dabayaaqadiisa la muddeeyay inay dalka ka dhacdo.

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s