Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland: “Ma Jiro Wada Hadal Rasmi Ah Oo Aanu Saldhigga RuushkaKa Yeelanay”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland: “Ma Jiro Wada Hadal Rasmi Ah Oo Aanu Saldhigga RuushkaKa Yeelanay”

Continue reading “Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland: “Ma Jiro Wada Hadal Rasmi Ah Oo Aanu Saldhigga RuushkaKa Yeelanay””

Madaxweyne Muuse Oo Isku-Bedel Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Golihiisa Xukuumadda

Continue reading “Madaxweyne Muuse Oo Isku-Bedel Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Golihiisa Xukuumadda”

Shir Sannadeedkii 4aad ee Qurbajoogga Somaliland Oo Shahaadooyin Lagu Kala Guddoomay

Continue reading “Shir Sannadeedkii 4aad ee Qurbajoogga Somaliland Oo Shahaadooyin Lagu Kala Guddoomay”

Wefti Ka Socda Wasaaradaha Khaarajiga Iyo Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Booqday Wajaale & Xogta Ay Ka Keeneen

Continue reading “Wefti Ka Socda Wasaaradaha Khaarajiga Iyo Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Booqday Wajaale & Xogta Ay Ka Keeneen”

Somaliland Oo Ka Qayb-Gashay Shir Caalami Ah Oo Ka Dhacay Brussels

Continue reading “Somaliland Oo Ka Qayb-Gashay Shir Caalami Ah Oo Ka Dhacay Brussels”

Somaliland Iyo Imaaraadka Carabta Oo Ka Wada Hadlay Mashaariic Lagu Qiyaasay 3 Bilyan Oo Dirham

Abu Dhabi, UAE, September 19, 2017 (Saxafi) – Xubnihii Gollaha wasiirada ahaa ee Somaliland ku sugnaa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa kullan muhiim ahi ku dhexmaray magaalada Abu Dhabi iyaga iyo masuuliyiin sare oo ka tirsan dowladda UAE. Continue reading “Somaliland Iyo Imaaraadka Carabta Oo Ka Wada Hadlay Mashaariic Lagu Qiyaasay 3 Bilyan Oo Dirham”

Wefti Gollaha Wasiirada Somaliland Ka Tirsan Oo Kullan La Yeeshay Masuuliyiinta Ugu Sareeya Shirkada DP World

Dubai, UAE, September 18, 2017 (Saxafi) – Weftigii Golaha wasiirada Somaliland ka tirsanaa ee booqashada ku joogay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa kullan muhiima la yeeshay saraakiisha ugu sarsareysa shirkadda DP World ee gacanta ku haysa dekadda Berbera. Continue reading “Wefti Gollaha Wasiirada Somaliland Ka Tirsan Oo Kullan La Yeeshay Masuuliyiinta Ugu Sareeya Shirkada DP World”

Aqoonyahan Maxamed Bile Iyo Dr. Maxamed Cumar Oo Dalka U Yimi Ka Qaybgalka Shirweynaha Dhallinyarada KULMIYE

Hargeysa, Somaliland, December 18, 2016 (Saxafi) – Wasiirkii hore ee Khaarajiga Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar iyo Aqoonyahan Maxamed Cali Bile, Continue reading “Aqoonyahan Maxamed Bile Iyo Dr. Maxamed Cumar Oo Dalka U Yimi Ka Qaybgalka Shirweynaha Dhallinyarada KULMIYE”

Olole Ka Socda Baarlamaanka Midowga Yurub Oo La Doonayo In Somaliland Lagu Aqoonsado

 “Maaha dhinaca siyaasadda, laakiin waa in lagu xalliyo, sharciga..”

Brussels, Belgium, November 18, 2016 (Saxafi) – Baarlamaanka Yurub ayaa lagu dhaliilay inaanu ka hadal aqoonsiga Somaliland iyo in dal madaxbanaan loo aqoonsado, Continue reading “Olole Ka Socda Baarlamaanka Midowga Yurub Oo La Doonayo In Somaliland Lagu Aqoonsado”

Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Beeniyay Warar Ku Xidhiidhiyay Siyaasadda Somalia

Hargeysa, Somaliland, September 20, 2016 (Saxafi) – Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa beeniyay warar maalmihii ugu danbeeyay la isla dhexmarayay oo sheegayay inuu xidhiidh la sameeyay maamuladda Somalia iyo in loo magacaabayo Raysal Wasaaraha dalka Somalia. Continue reading “Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Beeniyay Warar Ku Xidhiidhiyay Siyaasadda Somalia”

Maalgelinta Dekedda Berbera: Warbixin Koobaysa Doodda Horumarineed Ee Xukuumadda Iyo Arragtiyaha Ka Soo Horjeeda Sababta Keentay

Berbera, Somaliland, September 1, 2016 (Saxafi/VOA English) – Xukuumadda Somaliland ayaa hiigsaneysa in adeegyadda dekadda magaalada Berbera la saddex laabo. Islamarkaana doonaysa inay kor u qaaddo dhaqaalaha Continue reading “Maalgelinta Dekedda Berbera: Warbixin Koobaysa Doodda Horumarineed Ee Xukuumadda Iyo Arragtiyaha Ka Soo Horjeeda Sababta Keentay”

Xukuumadda Somaliland Oo Golaha Wakiiladda U Soo Gudbisay Heshiishka Ay Kula Gashay DP World Maalgashiga Dekedda Berbera

“Maxaynu uga baahanay in aynu maal-gashano dekeda Berbera? Waxa aan is dul taagayaa toddoba sababood oo aynu uga baahanay” Wasiir Sacad Cali Shire Continue reading “Xukuumadda Somaliland Oo Golaha Wakiiladda U Soo Gudbisay Heshiishka Ay Kula Gashay DP World Maalgashiga Dekedda Berbera”

Xukuumadda Somaliland Oo Khalad Ku Tilmaantay In Baasaboorka Somaliland Lagu Tilmaamo Waraaq Aqoonsi

Xukuumadda oo ku adkaysatay in dugsiga Nile Academy sii shaqeeyo!

Hargeysa, Somaliland, August 1, 2016 (Saxafi) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in xidhiidhka u dhexeeya Somaliland iyo Turkigu yahay mid qoto dheer, Continue reading “Xukuumadda Somaliland Oo Khalad Ku Tilmaantay In Baasaboorka Somaliland Lagu Tilmaamo Waraaq Aqoonsi”

Wasaaradda Khaarajiga Oo Ka Hadashay Socdaalka Wasiirradda Somaliland Ku Joogaan Turkiga

Hargeysa, Somaliland, April 22,2016 (Saxafi) – Wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha dibada Somaliland Axmed Aadan Ismaacil Kayse, ayaa sheegay in Socdaalka Wasiirradda Arrimaha Dibadda iyo Madaxtooyadu Turkiga u joogaan sidii ay dawladaasi ugala hadli lahaayeen kaalmeynta dadka abaaruhu ku habsadeen.

Continue reading “Wasaaradda Khaarajiga Oo Ka Hadashay Socdaalka Wasiirradda Somaliland Ku Joogaan Turkiga”

Hoggaamiyihii Wetigii Masar Ee Booqashada Ku Yimid Somaliland Oo Sheegay In Xidhiidhka Labada Dal U Gudbay Jiho Cusub

“Xubno Ka Mid Ah Weftigaygu Waxay Madaxda Somaliland Ee Ay La Kulmeen Uga Markhaati Kaceen Xasiloonida Siyaasadeed, Nabadgelyadda iyo Amaanka Somaliland Samaysatay”

Ambassador Maxamed Idiris. Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Ee Afrika

Qaahira, Masar, April 17, 2016 (Saxafi) – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee arrimaha Afrika, Ambassador Maxamed Idiris, ayaa sheegay inuu jiho cusub u gudbay xidhiidhka iskaashi ee u dhexeeya Somaliland iyo Masar, kadib natiijadii uga soo baxday kulamo uu wefti uu hoggaaminayo oo Somaliland booqasho ku yimid la yeesheen Madaxda dawladda Somaliland.

Continue reading “Hoggaamiyihii Wetigii Masar Ee Booqashada Ku Yimid Somaliland Oo Sheegay In Xidhiidhka Labada Dal U Gudbay Jiho Cusub”

Wasiirka Xidhiidhka Golayaashu Ma U Muuqdaa Wasiirka Xidhiidhka Caalamka Wakhtiga Abaaraha?

Boorama, Somaliland, April 6, 2016, (Saxafi) – Wasiirka xidhiidhka Golayaasha, teknoolijiyadda iyo Cilmi baadhista Cali Xaamud Jibriil ayaa bilihii u dambeeyayba u ekaa inuu meteleyay wasaaradda wasaaradda arrimaha debedda iyo Iskaashiga caalamiga ah inta badanna arrimaha la xidhiidha abaaraha ku habsaday lagaga waraysanayey warbaahinta caalamiga ah ee ku hadasha afka Soomaalida, iyadoo dhinaca kalena wasaaradda arrimaha debedda iyo iskaashiga caalamiga ahi u muuqatay mid ka gaabisay baaqyo looga baahnaa inay caalamka u jeediso.

Continue reading “Wasiirka Xidhiidhka Golayaashu Ma U Muuqdaa Wasiirka Xidhiidhka Caalamka Wakhtiga Abaaraha?”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Sheegay Inay Balaadhin Doonaan Xafiiska Ay Somaliland Ku Leedahay Maraykanka

Hargeysa, Somaliland March 22, 2016 (Saxafi) –Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibada Somaliland Dr: Sacad Cali Shire ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ay doonayso inay xoojiso xafiiska ay ku leeyihiin wadanka Maraykanka oo ah waddan saameyn weyn ku leh dunidda.

Continue reading “Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Sheegay Inay Balaadhin Doonaan Xafiiska Ay Somaliland Ku Leedahay Maraykanka”

Jaamacadda Carabta

Kullan Dhexmaray Wefti Ka Socda Jaamacadda Carabta Iyo Xukuumadda Somaliland

Hargeysa, Somaliland, February 12, 2016 (Saxafi) – Wefti ka socda ururka Jamacada Carabta oo uu hogaaminayo ergayga gaarka ah ee Jaamacadda Carabta Amb. Zayed al Sabaan, ayaa shalay si diiran loogu soo soo dhoweeyey garoonka caalamiga ah ee Cigaal international airport.

Continue reading “Kullan Dhexmaray Wefti Ka Socda Jaamacadda Carabta Iyo Xukuumadda Somaliland”

“Anigu PHD Ayaan Sitaa Dhaqaalaha Ah Laakiin Maan Dhigan Diblomaasiga”

Hargeysa, Somaliland December 13, 2015 (Saxafi) – “Anigu PHD ayaan sitaa oo aan ka sita dhaqaalaha waxa aan u baahanahay inaan aqoon badan oo iga dhiman inaan korordhsado wixii ku saabsan diplomasi-ga, anigu diplomasiga maan dhigan.”

Continue reading ““Anigu PHD Ayaan Sitaa Dhaqaalaha Ah Laakiin Maan Dhigan Diblomaasiga””