Dagaalka Dekeddaha Iyo Danaha Dalalka

Continue reading “Dagaalka Dekeddaha Iyo Danaha Dalalka”

Advertisements

Dagaalka Ganacsiga Ee Maraykanka Iyo Shiinaha Oo Mar Kale Cirka Isku Shareeray

Continue reading “Dagaalka Ganacsiga Ee Maraykanka Iyo Shiinaha Oo Mar Kale Cirka Isku Shareeray”

Jawaabta DP World Ka Bixisay Iib Ay Djibouti Shaacisay Inay U Raadinayso Saamigii Shirkadaasi Ee Dekedda Doraleh

Continue reading “Jawaabta DP World Ka Bixisay Iib Ay Djibouti Shaacisay Inay U Raadinayso Saamigii Shirkadaasi Ee Dekedda Doraleh”

Warbixin Mac-had Ruushka Ku Yaal Kaga Faalooday Heshiiska Dekedda Berbera Iyo Dagaalada Iska Soo Horjeeda Oo Ka Aloosmay Geeska Afrika

Continue reading “Warbixin Mac-had Ruushka Ku Yaal Kaga Faalooday Heshiiska Dekedda Berbera Iyo Dagaalada Iska Soo Horjeeda Oo Ka Aloosmay Geeska Afrika”

Madaxweynaha Somaliland Oo Luqad Adag Kula Hadlay Madaxda Somalia

Hargeysa, Somaliland, March 8, 2018 (Saxafi) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa luqaddii ugu adkayd kula hadlay madaxda dawladda Somalia, isla markaana jawaab waafi ah ka bixiyey hadallo gardarro ah oo ka soo yeedhay Raysal wasaaraha dawladda aynu jaarka nahay ee Soomaaliya, kaas oo uu ku naqdiyay maal-gashiga marsada caalamiga ah ee Berbera. Continue reading “Madaxweynaha Somaliland Oo Luqad Adag Kula Hadlay Madaxda Somalia”

Jeneraal MIlateriga Maraykanka Ah Oo Ka Digay Cawaaqib-Xumo Ka Dhalan Karta Haddii Shiinuhu La Wareego Dekedda Djibouti

Washington DC, March 8, 2018 (Saxafi) – Jeneraalka ugu sareeya Taliska Ciidamada Maraykanku ku leeyahay Africa ee AFRICOM ayaa Xildhibaanada Aqalka Sare Maraykanka (Congress) u sheegay inuu ka cabsi qabo in cawaaqib-xumada ay ciidamada Maraykanka ku yeelanayso haddii ay Shiinuhu la wareegaan maamulka Dekedda Djibouti, Continue reading “Jeneraal MIlateriga Maraykanka Ah Oo Ka Digay Cawaaqib-Xumo Ka Dhalan Karta Haddii Shiinuhu La Wareego Dekedda Djibouti”

DP World “Go’aanka Dawladda Federaalka Somalia Maaha Mid Na Khuseeya, Somaliland-na Waa Dawlad Madax Banaan”

Dubai, UAE, March 06, 2018 (Saxafi) – Guddoomiyaha iyo Madaxa Maamulka Shirkadda Maamulka Dekedaha Imaaraada Dubai, Suldaan Axmed Bin Suleiym, ayaa si adag uga jawaabay go’aan toddobaadkan ka soo yeedhay Dawladda Federaalka Somalia Continue reading “DP World “Go’aanka Dawladda Federaalka Somalia Maaha Mid Na Khuseeya, Somaliland-na Waa Dawlad Madax Banaan””

Wasaaradda Maaliyadda Somaliland

Wasiir Ku Xigeenka Maaliyadda Oo Ka Waramay Kulamo Uu La Yeeshay Madaxda Baanka Aduunka

Hargeysa, Somaliland, March 04, 2018 (Saxafi) – Wasiir Ku Xigeenka Horumarinta Maaliyadda Somaliland Md Maxamed Daahir Axmed ayaa ka laabtay safar shaqo oo uu ugu maqnaa magaaladda Nairobi ee xarunta dalka Kenya, kaas oo qaatay mudo afar maalmood. Continue reading “Wasiir Ku Xigeenka Maaliyadda Oo Ka Waramay Kulamo Uu La Yeeshay Madaxda Baanka Aduunka”

Somaliland: Sababaha, Saameynta Iyo Seeteynta Sicir Bararka

HORDHAC

Dhibaatada sicir bararku maaha ugub waa mid muddo badan soo jiitameysay, wax ayna la kowsatey sannadkii 1994 markii la sameeyay lacag dalku leeyahay, wagaas waxa lala kulmey sicir barar balaadhan oo saameeyay dalka. Continue reading “Somaliland: Sababaha, Saameynta Iyo Seeteynta Sicir Bararka”

DP-World

Shirkadda DP World Oo Xoojinaysa Mashaariicda Horumarineed Ee Somaliland Sanadka 2018

Dubai, UAE, January 8, 2018 (Saxafi/Trade ArabiaNews) – Shirkadda Dubai Port World (DP World) ayaa sheegtay in sanadkii 2017 uu soo galay dhaqaalle ku dhowaad ah hal bilyan oo dollar, taas oo ay sheegeen inay sahli karto in la helo fikrado cusub oo dhanka teknolojiyadda iyo fursado ganacsi ah oo lagu horumarinayo dekedaha ganacsi ee ay maamusho.

Continue reading “Shirkadda DP World Oo Xoojinaysa Mashaariicda Horumarineed Ee Somaliland Sanadka 2018”

Madaxweynaha Somaliland Oo Booqasho Ku Tegay Dekedda Djibouti

Djibouti, January 8, 2018 (Saxafi) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo xubnihii ka midka ahaa weftigiisa ayaa booqday dekedda Dooraale iyo dekedda Shiinuhu maalgeliyay ee Djibouti iyo xarunta free zone-ka oo ah mid ka caagan cashuuraha oo ay maraan xammuulka iskaga gudba dalalka caalamka ee xidhiidhka ganacsi la leh Djibouti. Continue reading “Madaxweynaha Somaliland Oo Booqasho Ku Tegay Dekedda Djibouti”

Somaliland: Hoos U Dhac Ku Yimid Sarifka Doollarka Iyo Sababta La Filayo Inay Keentay

Hargeysa, Somaliland, September 19, 2017 (Saxafi) – Shantii cisho ee u dambeeyey waxa Somaliland laga dareemayey hoos u dhac uu samayanayey doolarkii, waxaana arrintaasi lagu sababeeyey Jaadka ka maqan wadanka ee dhinaca dalka Itoobiya ka iman jiray, kaas oo sannadihii u dambeeyay la sheegay in lacagta ay jaadlayaashu qaadka ku soo iibsadaan ahayd lacagta doollarka ah. Continue reading “Somaliland: Hoos U Dhac Ku Yimid Sarifka Doollarka Iyo Sababta La Filayo Inay Keentay”

Gaadiidka Jaadka Keena Oo Qaarkood La Jajabiyey Iyo Mudaharaad Oromaddu Samaysay Oo Shalay Ku Ekaa

Sadexdii cisho ee u dambeeyey waxa magaaladda Hargeysa laga dareemayey qaad yaraan, isla markaana gaadiidkii qaadka siday ayaa si dhuumaalaysi ah wadooyin raf ah u soo mariy si aan magaalooyinka qaad looga waayin Continue reading Gaadiidka Jaadka Keena Oo Qaarkood La Jajabiyey Iyo Mudaharaad Oromaddu Samaysay Oo Shalay Ku Ekaa

Rate this:

Tiradda Xoolaha Moosinkan Xajka Laga Raray Dekedda Berbera Ilaa Hada Iyo Hawlaha Marsada Ka Socday Labadii Habeen Ee Ugu Dambeeyay

Berbera, Somaliland, August 19, 2017 (Saxafi) – Ugu yaraan laba boqol iyo soddon kun (230,000) oo neef ayaa saddexdii habeen ee ugu dambeeyay ka dhoofay dekedda weyn ee Berbera ee dalka Somaliland oo xudun u ah dhoofka xoolaha ee dalalka Geeska Afrika, Continue reading “Tiradda Xoolaha Moosinkan Xajka Laga Raray Dekedda Berbera Ilaa Hada Iyo Hawlaha Marsada Ka Socday Labadii Habeen Ee Ugu Dambeeyay”

Waddanka Imaaraadka Iyo Airportka Berbera: Sidee Ayey Danta Guud Ee Qaranka Ugu Jirtaa

Amb.Rashiid Gaaruf

Akhristow waxan maqaalkan kugula wadaagayaa inaan ku tusaaleeyo  sida danta qaranku ugu jirto in aynu ka kirayno dawlada Imaaraadka Airportka Berbera. Continue reading “Waddanka Imaaraadka Iyo Airportka Berbera: Sidee Ayey Danta Guud Ee Qaranka Ugu Jirtaa”

Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Shaaciyey Doorka Ay Ku Leeyihiin Adeegyada ZAAD Iyo eDahab Ku Leeyihiin Qiimo-Dhaca Shillinka Somaliland

Hargeysa, Somaliland, January 27, 2017 (Saxafi) – Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shaaciyey qaabkii shirkadda Telesom loo siiyey ruqsadda shaqo ee adeegooda ZAAD-ka, Continue reading “Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Shaaciyey Doorka Ay Ku Leeyihiin Adeegyada ZAAD Iyo eDahab Ku Leeyihiin Qiimo-Dhaca Shillinka Somaliland”

Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo Golaha Wakiiladda U Gudbisay Odoroska Miisaaniyad-Sanadeedka 2017-Ka Oo 27.5% Ka Badan Tii Sanadkii Hore

 “Mudaneyaal Waxa Dhaqan Galaya Shuruucdii Aad Halkan Ku Ansixiseen Oo Runtii Inoo Soo Jiiday In Lacago Badan Oo Qalaad Ay….” Wasiir Samsam Cabdi Aadan Continue reading “Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo Golaha Wakiiladda U Gudbisay Odoroska Miisaaniyad-Sanadeedka 2017-Ka Oo 27.5% Ka Badan Tii Sanadkii Hore”

Dawladda Sucuudiga Oo Mashaariic Horumarineed Oo Dhinaca Xoolaha Ah Ka Fulinaysa Dalka Itoobiya

Addis Ababa, Itoobiya, December 22, 2016 (Saxafi/ Africa News Info) – Wefti sare oo ka socda dowlada boqortoyada dalka Sucuudi Arabiya ayaa soo gabagabeeyay boqasho ay ku joogeen dalka Itoobiya oo ay kula kulmeen Continue reading “Dawladda Sucuudiga Oo Mashaariic Horumarineed Oo Dhinaca Xoolaha Ah Ka Fulinaysa Dalka Itoobiya”

Abwaan Laab Saalax Oo Naqdiyay Adeegyadda Zaad Iyo eDahab Baaqna U Diray Xukuumadda

Hargeysa, Somaliland December 18, 2016 (Saxafi) – Abwaan Xassan Saleebaan Dhuxul (Laab-Saalax) ayaa eedayn u jeediyay Shirkaddaha Isgaadhsiinta ee Lacagta mariya Telefoonadda oo uu ku tilmaamay kuwo qayb Continue reading “Abwaan Laab Saalax Oo Naqdiyay Adeegyadda Zaad Iyo eDahab Baaqna U Diray Xukuumadda”

Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Booqday Mandaqadda Wershadaha Wax-Soo-Saarka Dalka Masar

Hargeysa, Somaliland, December 18, 2016 (Saxafi) – Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Somaliland, Dr. Cumar Shucayb Maxamed iyo wefti uu hoggaaminayo oo maalmihii u dambeeyay Continue reading “Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Booqday Mandaqadda Wershadaha Wax-Soo-Saarka Dalka Masar”