Nuxurka Go’aamo Ka Soo Baxay Shir Beeleed Aad Looga Dhursugayay Oo Ka Socday Buurta Gacan Libaax

Continue reading “Nuxurka Go’aamo Ka Soo Baxay Shir Beeleed Aad Looga Dhursugayay Oo Ka Socday Buurta Gacan Libaax”

Ururka Naafadda Somaliland Oo Doortay Hoggaan Cusub

Hargeysa, Somaliland December 27, 2016 (Saxafi) – Shirwaynaha 6aad ee dalladda naafada heer qaran SNDF ayaa lagu doortay hogaan cusub oo ay xilka ku wareejin doonaan hogaankii hore ee ururka naafada heer qaran SNDF. Continue reading “Ururka Naafadda Somaliland Oo Doortay Hoggaan Cusub”

Nuxurka Qoddobo Ka Soo Baxay Shirweynihii Dhallinyarada Xisbiga KULMIYE

“Waxaanu Ku boorrinaynaa shacabka Somaliland in ay gacanna ku codeeyaan, gacanna shacabkooda abaartu hayso ku caawiyaanContinue reading “Nuxurka Qoddobo Ka Soo Baxay Shirweynihii Dhallinyarada Xisbiga KULMIYE”

Shirweynihii Garabka Dhallinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga KULMIYE Oo La Soo Gabo-Gabeeyey

Aqoonyahan Maxamed Cali Bile oo tilmaamay sababaha uu ku doortay KULMIYE Continue reading “Shirweynihii Garabka Dhallinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga KULMIYE Oo La Soo Gabo-Gabeeyey”

Madaxweyne Siillaanyo Oo Dhallinyarada Iyo Haweenka Ku Sifeeyay Bardaanka Iyo Bud-Dhigga Siyaasadda Somaliland

“Waxaan Leeyahay Ragga hoggaaminta talada dalka ku hirdamaya, hadba kii bursada ama ay raacaan Dhallinyarada iyo Haweenku ayaa reerka u hadha” Continue reading “Madaxweyne Siillaanyo Oo Dhallinyarada Iyo Haweenka Ku Sifeeyay Bardaanka Iyo Bud-Dhigga Siyaasadda Somaliland”

Shirweynaha Dhallinyarada Xisbiga KULMIYE Oo Ka Furmay Hargeysa Iyo Nuxurka Khudbadaha Laga Jeediyey

“Xisbigii WADDANI Geelle Maroor buu noqday, waxaanse leeyahay waa geddii Geele Maroore waddadii Ceerigaabo annaa sameeyey iyo abaarihii baan ka gurmaday” Muuse Biixi Cabdi   Continue reading “Shirweynaha Dhallinyarada Xisbiga KULMIYE Oo Ka Furmay Hargeysa Iyo Nuxurka Khudbadaha Laga Jeediyey”

Shirweynaha Dhallinyarada Heer Qaran Ee KULMIYE Oo Bilaabmaya Maanta Iyo Ergooyinka Ka Qaybgalaya Oo Soo Gaadhay Hargeysa

Hargeysa, Somaliland, December 18, 2016 (Saxafi) – Shirweynaha Garabka Dhallinyarada heer Qaran ee xisbal-xaakimka KULMIYE, ayaa si rasmi ah uga furmaya magaalada Hargeysa maanta. Continue reading “Shirweynaha Dhallinyarada Heer Qaran Ee KULMIYE Oo Bilaabmaya Maanta Iyo Ergooyinka Ka Qaybgalaya Oo Soo Gaadhay Hargeysa”

Aqoonyahan Maxamed Bile Iyo Dr. Maxamed Cumar Oo Dalka U Yimi Ka Qaybgalka Shirweynaha Dhallinyarada KULMIYE

Hargeysa, Somaliland, December 18, 2016 (Saxafi) – Wasiirkii hore ee Khaarajiga Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar iyo Aqoonyahan Maxamed Cali Bile, Continue reading “Aqoonyahan Maxamed Bile Iyo Dr. Maxamed Cumar Oo Dalka U Yimi Ka Qaybgalka Shirweynaha Dhallinyarada KULMIYE”

Halkuu Ku Danbeeyay Go’aankii Guddiga Diiwaangalintu Ka Soo Saartay Khilaafka Xisbiga UCID?

“Guddiga ururaddu inay noo yeedhiyaan xaq uma laha, meel ay ku taallo guddiga ururada ayaa xisbi qaran…”

“Annigu kuma lihi hadda murashax ayaan ahay, kumana odhan karo murashax ma ihi…” Guddoomiyaha UCID Continue reading “Halkuu Ku Danbeeyay Go’aankii Guddiga Diiwaangalintu Ka Soo Saartay Khilaafka Xisbiga UCID?”

Dahabshiil oo Maalgelin Dahabi

Dahabshiil Group Oo Maalgelin Dahabi Ahi Kaga Qaybqaatay Shirka Caalamiga Tamarta Ee Hargeysa

Hargeysa, Somaliland, February 22, 2016 (Saxafi) – Shirkadda Dahabshiil Group, ayaa maalgalinta koowaad (dahabi) kaga qaybqaatay shirka caalamiga ah ee horumarinta tamarta la cusboonaysiiyo oo ka furmay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.

Continue reading “Dahabshiil Group Oo Maalgelin Dahabi Ahi Kaga Qaybqaatay Shirka Caalamiga Tamarta Ee Hargeysa”