Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Shaacisay Natiijada Imtixaan Ay Shaqo-Doon Ka Qaadeen

Hargeysa, Somaliland, January 08, 2018 (Saxafi) – Hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland ayaa soo saartay liiska guulaystayaasha Imtixaan ay dhawaan ka qaaday kumanaan dhallinyaro ah oo ku tartamayay 21 qof ay hay’addaasi u qaadan doono mashruuc lagu tiro-koobayo Shaqaalaha Dawladda.. Continue reading “Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Shaacisay Natiijada Imtixaan Ay Shaqo-Doon Ka Qaadeen”

Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Natiijadii Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Ee Komishanku Shaaciyey

Continue reading “Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Natiijadii Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Ee Komishanku Shaaciyey”

Guddi Sicir Barar

Hoggaamiyaha Mucaaradka Ugu Weyn Uganda Oo Markii Afraad La Xidhay

Kampala, Ugandha, February 23, 2016 (Saxafi) – Hoggaamiyaha ugu weyn Mucaaradka Uganda Kizze Besigye ayaa shalay markii afraad la xidhay, kaddib markii uu ku hanjabay inuu dhigayo Mudaaharaadyo waaweyn oo ka dhan ah guusha uu Madaxweyne Museveni doorashadii Toddobaadkii hore ka dhacay Waddanka Uganda.

Continue reading “Hoggaamiyaha Mucaaradka Ugu Weyn Uganda Oo Markii Afraad La Xidhay”

Natiijadda Doorashada oo Buuq ka dhashay

Natiijadda Doorashada Uganda Oo Buuq Abuurtay

Kampala, Uganda. February 22, 2016 (Saxafi) – Natiijadda doorashadii madaxtinimada iyo baarlamanka dalka Uganda ee qabsoontay Khamiistii, ayaa buuq xoog lehi ka taagan yahay, kadib markii la sheegay inuu ku guulaystay Madaxweyne Yoweri Museveni markii shanaad ee talada waddankaasi.

Continue reading “Natiijadda Doorashada Uganda Oo Buuq Abuurtay”

Doorashaddii Madaxweynaha Uganda

Doorashaddii Dalka Uganda Yaa Ku Guulaystay?

Kampala, Uganda, February 21, 2016 (Saxafi)-Guddiga doorashooyinka Qaranka Uganda ayaa galinkii dambe ee shalay ku dhawaaqay natiijadii kama dambeysta ahayd ee Doorashaddii madaxtinimada, waxaana ku guulaystay Madaxweynaha Muddada Dheer Xukumayay Dalkaas ee Yoweri Kaguta Museveni uu ku Guuleystay Doorashada Madaxnimo ee Uganda.

Continue reading “Doorashaddii Dalka Uganda Yaa Ku Guulaystay?”