Xidigaha Geeska

Xildhibaan Caga-Yare Oo Casuumad U Sameeyey Kooxda Fanaaniinta Xidaha Geeska

Hargeysa, Somaliland August 1, 2016 (Saxafi) – Maamulka kooxda fanaaniinta loo yaqaan Xidigaha Geeska, ayaa beeniyey warar mudooyinkan dambe ay qaar warbaahinta ka tirsani baahiyeen, isla markaana ay sheegeen inay u ololaynayaan Soomaali weyn kuna tilmaameen warar aan sal iyo raad toona lahayn. Continue reading “Xildhibaan Caga-Yare Oo Casuumad U Sameeyey Kooxda Fanaaniinta Xidaha Geeska”