Maxaa Ku Cusub Caafimaadka? Nidaamka Liqista Kiniinka

Caafimaadku waa hadiyad Alle (SW) uu adoomihiisa ku manaystay, waana fursad aanu qofku dareemin inta uu hayo, laakiin dib ka ogaado marka uu waayo ama nimcadaasi dhaafto, Continue reading “Maxaa Ku Cusub Caafimaadka? Nidaamka Liqista Kiniinka”

Maxaad Ka Taqaan Shaqooyinka Dhimashada Ee Ugu Halista Badan Aduunka?

Shaqooyinkan dunidu isla garatay inay yihiin, kuwa ugu halista badani, waxa ay ka siman yihiin, dhinac werwerka, fikirka badan ee sida xooga ah qofku maskaxda uga shaqaysiiyo, oo ay u dheer tahay dadka ka shaqeeya, Continue reading “Maxaad Ka Taqaan Shaqooyinka Dhimashada Ee Ugu Halista Badan Aduunka?”

Layaabka Aduunka: Halis Mise Geesinimo?

Haweenay u dhalatay dalka Australia oo lagu magacaabo Lisa Wardle da’deeduna tahay 32-Jir, ayaa go’aansatay inay badwaynta Atlantic-ga kaga talowdo laash, Continue reading “Layaabka Aduunka: Halis Mise Geesinimo?”

Raysal Wasaare Ku Xigeenka Jarmalka Oo Sheegay In Donald Trump Halis Ku Yahay Horumarka Iyo Amniga Dunida

Raysal wasaare Ku Xigeenka Jarmalka, Sigmar Gabriel ayaa musharaxa ugu cadcad tartanka gudaha xisbiga Jamhuuriga dalka Maraykanka Donald Trump, ku tilmaamay mid halis ku ah, deganaanta, horumarka iyo amniga.

Continue reading “Raysal Wasaare Ku Xigeenka Jarmalka Oo Sheegay In Donald Trump Halis Ku Yahay Horumarka Iyo Amniga Dunida”