Somaliland Oo Ka Cudur-daaratay Shirweyne Ruushka Uga Furmay Waddamada Aan La Aqoonsanayn

Hargeysa, Somaliland September 26, 2016 (Saxafi) – Shirweynihii labaad oo dalalka aan la aqoonsan oo loogu magac daray Dialogue of Nations ayaa maalintii shalay ka furmay magaalada Moscow ee dalka Ruushka. Continue reading “Somaliland Oo Ka Cudur-daaratay Shirweyne Ruushka Uga Furmay Waddamada Aan La Aqoonsanayn”