Boqorka Urdun Oo Hawada Dalkiisa U Ogolaatay Diyaaradaha Israel Ee Duqaynaya Suuriya

Continue reading “Boqorka Urdun Oo Hawada Dalkiisa U Ogolaatay Diyaaradaha Israel Ee Duqaynaya Suuriya”

Advertisements

Warbaahinta Shiinaha Oo Qosolka Iyo Madadaalada Laga Mamnuucay

Continue reading “Warbaahinta Shiinaha Oo Qosolka Iyo Madadaalada Laga Mamnuucay”

Israel Oo Ka Cadhootay Buug Arday Reer Belgium Ah Qoray Oo Ka Hadlaya Dhibaatada Yuhuudu Ku Hayso Falastiiniyiinta

Continue reading “Israel Oo Ka Cadhootay Buug Arday Reer Belgium Ah Qoray Oo Ka Hadlaya Dhibaatada Yuhuudu Ku Hayso Falastiiniyiinta”

Liiska Tobanka Madaar Ee Ugu Adeega Iyo Nidaamka Wanaagsan Dundia 2018-Ka

Continue reading “Liiska Tobanka Madaar Ee Ugu Adeega Iyo Nidaamka Wanaagsan Dundia 2018-Ka”

Donald Trump Oo Sucuudiga Ka Dalbaday 4-Bilyan Oo Ciidamada Maraykanku Suuriya Kaga Soo Baxaan

Continue reading “Donald Trump Oo Sucuudiga Ka Dalbaday 4-Bilyan Oo Ciidamada Maraykanku Suuriya Kaga Soo Baxaan”

Shirkad Gool Kasta Oo Uu Maxamed Saalax Dhaliyo Boqol Milyan Khasaaraysa

Continue reading “Shirkad Gool Kasta Oo Uu Maxamed Saalax Dhaliyo Boqol Milyan Khasaaraysa”

world sleep day

Maalinta Hurdada Adduunka Iyo Halku Dhega Sanadkan Loo Doortay

Waxa Jimcihii shalay [March 16, 2018) meelo badan oo dunida ka mid ah, laga xusay maalinta Hurdada aduunka, taas oo qaramada midoobay u qoondaysay in Jimcaha sadexaad ee bisha March sanad walba si balaadhan looga wada xuso dhamaan dunida oo dhan. Continue reading “Maalinta Hurdada Adduunka Iyo Halku Dhega Sanadkan Loo Doortay”

Wasiirka Daakhiliga Jarmalka Oo Sheegay Inaan Islaamku Meel Uga Banaanayn Muwaadinimada Dalkiisa

Wasiirka arrimaha gudaha dalka Jarmalka Horst Seehofer, ayaa si badheedh ah u cadaystay nacaybka uu Muslimiinta iyo diinta Islaamka u qabo, ka dib markii uu shirkiisi ugu horeeyay ee uu warbaahinta u qabto kaga dhawaaqay inaan Islaamku meel ku lahayn dalka Jarmalka. Continue reading “Wasiirka Daakhiliga Jarmalka Oo Sheegay Inaan Islaamku Meel Uga Banaanayn Muwaadinimada Dalkiisa”

Mexico: Hogaamiye Budhcada Daroogadda Ah Oo Markii La Qabtay Noqday Shaqaale Dawladeed Oo Qaranka Ka Mushahar Qaata

Hawl galadda lagula dagaalamayo kooxaha mukhaadaradka iyo danbiyada waaweyn ka sameeya dalka Mexico ayaa galay qaaba qowsayn iyo meel adag ka dib markii nin dhawaan la qabtay oo ka mid ahaa hogaamiyayaasha daroogadda iyo danbiyada ka ganacsada ee dalkaas. Continue reading “Mexico: Hogaamiye Budhcada Daroogadda Ah Oo Markii La Qabtay Noqday Shaqaale Dawladeed Oo Qaranka Ka Mushahar Qaata”

Guri Uu Kiraystay Ayuu Kiish Dheeman Ah Ka Helay Oo Si Dhibyar Uga Hodmay

Guurista iyo geedigu maaha wax xiiso badan u leh qofka dantu ku khasabto inuu ka digo rogto, degaankii hore ee uu ku noola, gaar ahaana magaalooyinka waaweyn ka guurista xaafadii iyo gurigii aad muddada ku noolayd waa mid dhibaato badan oo aan dadka badankoodu jeclayn. Continue reading “Guri Uu Kiraystay Ayuu Kiish Dheeman Ah Ka Helay Oo Si Dhibyar Uga Hodmay”

Dayax Madoobaadkii Ugu Layaabka Badnaa Ilaa 1866-kii Oo La Filayo Arbacada Ugu Danbaysa Bishan January 31, 2018

Kooxaha Falaga Islaamiga adduunka ee xaruntoodu tahay magaalada Jeddah ee dalka Boqortooyada Sucuudi Arabiya, ayaa shaaciyay saadaasha dayax madoobaad noociisu naadir yahay oo la filayo inuu ku beegmo haddii Alle idmo maalinta Arbacadda Beri ee ugu danbaysa bishan aynu ku jirno ee January 2018-ka. Continue reading “Dayax Madoobaadkii Ugu Layaabka Badnaa Ilaa 1866-kii Oo La Filayo Arbacada Ugu Danbaysa Bishan January 31, 2018”

Taliyaha Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iiraan Oo Sucuudiga Ku Tilmaamay Cadowgooda Koowaad Ee Israel Ka Xun

Wakhti xiisada dublamaasiyadeed ee u dhaxaysa waddamada Iiran iyo Sucuudigu cirka isku shareertay, ayuu Taliyaha guud ee ciidamada Ilaalada Kacaanka dalka Iran Gen. Maxamed Cali Jacfari, khudbad uu sanadka cusub ee 2018-ka u jeediyay ciidamada qalabka sida ee dalka Iiran ku sheegay in Sucuudigu yahay cadowga koowaad Continue reading “Taliyaha Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iiraan Oo Sucuudiga Ku Tilmaamay Cadowgooda Koowaad Ee Israel Ka Xun”

Iiraan Oo Barashada Luqadda Ingiriiska Ka Joojisay Dugsiyada Hoose

Dawladda Islaamiga ah ee Iiran ayaa si rasmi ah u joojisay, xiisadaha luqadda afka Ingiriiska ee dugsiyada hoose ee dalkeeda, taas oo ka dhalatay walaac hogaanka sare ee Kacaanka dalkaasi ka qabo, in barashada Luuqada Ingiriiska ee ardayda dugsiyada hoose sababto dhaqan doorsoon ku dhaca ubadka. Continue reading “Iiraan Oo Barashada Luqadda Ingiriiska Ka Joojisay Dugsiyada Hoose”

Hanfi Iyo Kulaylihii Ugu Xumaa Siddeetan Sanadood Oo Ku Dhuftay Magaalada Sydney Ee Dalka Australia

Heer kulka magaalada Sydney ee dalka Australia ayaa hanfigii iyo kulaylkii ugu xumaa muddo sagaal iyo todobaatan sanadood ah, ku waabariisatay Axadii todobaadkan ugu horeeya sanadka cusub ee 2018-ka, Continue reading “Hanfi Iyo Kulaylihii Ugu Xumaa Siddeetan Sanadood Oo Ku Dhuftay Magaalada Sydney Ee Dalka Australia”

Dhaxal Sugaha Boqortooyada Ingiriiska Oo Quus Ka Muujiyay Inuu Boqor Ka Noqon Doono Dalkiisa

Amiirka leh dhaxalka boqortooyada Ingiriiska Amiir Charles ayaa waraysi uu siiyay telefishanka (NBC), si wayn ugaga waramay xidhiidhka iyo jacaylka u dhexeeya isaga iyo afaddiisa Camilla, Continue reading “Dhaxal Sugaha Boqortooyada Ingiriiska Oo Quus Ka Muujiyay Inuu Boqor Ka Noqon Doono Dalkiisa”

Dhaxal Sugaha Sucuudiga Oo Shan Bilyan Oo Dollar Ku Xidhay Sii Daynta Maal Qabeenka Waliid Bin Talal

Amiirka leh dhaxalka boqortooyada dalka Sucuudi Arabiya ayaa ogolaaday inuu sii daayo, maal qabeenka boqortooyada dalkaas ka tirsan ee Amiir Walid bin Dalaal oo ah, hantiilaha ugu lacagta badan dunida carabta, kaas oo muddo saddex bilood ku dhow ugu xidhan hudheel ku yaala magaalada Riyadh. Continue reading “Dhaxal Sugaha Sucuudiga Oo Shan Bilyan Oo Dollar Ku Xidhay Sii Daynta Maal Qabeenka Waliid Bin Talal”

Xog Ku Saabsan 7-dii Waddan Ee Taageeray Go’aanka Donald Trump Magaalada Barakaysan Ee Qudus

Warbaahinta dalka Maraykanka intooda badan ayaa si wayn uga faalooday, go’doonka Madaxweynaha dalkooda Donald Trump uu geliyay Maraykanka iyo sida dunidu uga soo wada hor jeesatay go’aankiisi uu dhawaan ku sheegay inuu magaalada Barakaysan ee Qudus ugu aqoonsaday Caasimadda Dalka Yuhuuda. Continue reading “Xog Ku Saabsan 7-dii Waddan Ee Taageeray Go’aanka Donald Trump Magaalada Barakaysan Ee Qudus”

Madaxweyne Ku Amray Wargeys Madax Banaan Inuu Joojiyo Daabacadda Maqaal Ka Dhan ah

Madaxweynaha dalka Jarmalka Christian Wulff ayaa si toos ah telefoon ugu diray tifaftiraha wargeyska looga akhriska badan yahay dalkaas ee Bild, Continue reading “Madaxweyne Ku Amray Wargeys Madax Banaan Inuu Joojiyo Daabacadda Maqaal Ka Dhan ah”

Maraykanka: Duufaano Baraf Ah Oo Sababay Shilkii Ugu Balaadhnaa Ee Boqol Baabuur Isku Jiidheen

In ka badan todobaatan gaadhi oo is duqeeyay iyo tobanaan qof oo ku dhaawacmay, sida booliska gobolka Massachusetts, uu baahiyay maalintii isniintii waxa mar kaliya isku dhacay todobaatan gaadhi, Continue reading “Maraykanka: Duufaano Baraf Ah Oo Sababay Shilkii Ugu Balaadhnaa Ee Boqol Baabuur Isku Jiidheen”