Ammaanka Telefoonada Gacanta

Arrimaha Ku Cusub Tignoolajiyada Dunida – Ammaanka Telefoonada Gacanta

Continue reading “Arrimaha Ku Cusub Tignoolajiyada Dunida – Ammaanka Telefoonada Gacanta”

Shirkadda Ford Oo Adeeg Cusub Ku Soo Kordhisay Baabuurta

Shirkadda Ford Oo Adeeg Cusub Ku Soo Kordhisay Baabuurta

Continue reading “Shirkadda Ford Oo Adeeg Cusub Ku Soo Kordhisay Baabuurta”

Saameynta Tignoolajiyada Casrigu Ku Yeelatay Nolosha Aadamiga

Saameynta Tignoolajiyada Casrigu Ku Yeelatay Nolosha Aadamiga

Continue reading “Saameynta Tignoolajiyada Casrigu Ku Yeelatay Nolosha Aadamiga”

Tignoolajiyada Basaasida Dunida – Robot Le’eg Dukhsi

Continue reading “Tignoolajiyada Basaasida Dunida – Robot Le’eg Dukhsi”

Maxaa Ku Cusub Tignoolajiyada Gaadiidka? Baabuur Rafka Loogu Talo-Galay

Continue reading “Maxaa Ku Cusub Tignoolajiyada Gaadiidka? Baabuur Rafka Loogu Talo-Galay”

Lixdan jir Maraykan Ah Oo Saaruukh Uu Gacantiisa Ku Sameeyay Ku Duulay

Continue reading “Lixdan jir Maraykan Ah Oo Saaruukh Uu Gacantiisa Ku Sameeyay Ku Duulay”

Ciraaqi Hindisay Saacad Dhinaca Kale Ee u Shaqaynaysa Oo La Socota Wareegyada Kabcadda Iyo Dhulka

Dalka Ciraaq oo isagu ahaa dalkii ugu horeeyay dunidda ee ikhtiraaca Saacad ama farsameeya isla markaana ahaa dadkii dajiyay nidaamka 24-ka saacadood ee loo tirsado wakhtiga ayaa hadana u muuqda in imika ay soo saarayaan saacad cusub oo laga yaabo inay badasho tii hore duniddu isula taqaanay. Continue reading “Ciraaqi Hindisay Saacad Dhinaca Kale Ee u Shaqaynaysa Oo La Socota Wareegyada Kabcadda Iyo Dhulka”

Maxaa Ku Cusub Tignoolajiga Gaadiidka? Muraayadda Baabuurka Oo Nooc Cusub Ah

Dhibaatada ka taagan xaaladda jawiga ee sii xumaanaysa sanadihii u danbeeyay, gaar ahaan qaaradda Yurub iyo dhulka qaboobaha ah ee barafku fadhiisto, ayaa ku kaliftay in khubarada farsameeya gaadiidku ikhtiraacaan nooc cusub oo Muraayadaha baabuurta ah Continue reading “Maxaa Ku Cusub Tignoolajiga Gaadiidka? Muraayadda Baabuurka Oo Nooc Cusub Ah”

Layaabka Adduunka: Haweenay Sixir Ku Hagaajisa Kaambuyuutarada Iyo Qalabka Casriga Ah

Dalka Maraykanka oo ah ka ugu horeeya tignoolajiyada casriga ah ee dunida, waxaanu dalkaasi ahaa kii ugu horeeyay adeegsiga iyo samaynta kaambuyuutarada iyo waxyaabo badan oo qalabka tignoolajiga ah. Continue reading “Layaabka Adduunka: Haweenay Sixir Ku Hagaajisa Kaambuyuutarada Iyo Qalabka Casriga Ah”

Injineer Guri Uu Meel Qarsoodi Ah Ka Dhistay Hal Xidhaale Ku Noqday Maamulka Magaalada Valencia Ee Dalka Spain

Injineer u dhashay dalka Isbayn ayaa si qarsoodi ah guri uga dhistay biriish ku yaala magaalada Valencia ee dalka Spain, waxaanu gurigan oo uu injineerkani ku sheegay xafiiskiisa u gaarka ah, kaga dhuuntaa ceeryoonka magaalada iyo saxmadeeda. Continue reading “Injineer Guri Uu Meel Qarsoodi Ah Ka Dhistay Hal Xidhaale Ku Noqday Maamulka Magaalada Valencia Ee Dalka Spain”

Maxaa Ku Cusub Tignoolajiyada Milatariga Iyo Diyaaradaha Dagaalka Cirka?

Diyaaradaha dagaalka Ruushka ee lagu magacaabo (Su -35), oo todobaadkan dufcadii ugu horaysay la gudoonsiiyay ciidamada Cirka ee dalkaas, waxa lagu tilmaamay in ay noqonayaan kuwa ugu casrisan, uguna halista balaadhan dhinaca dagaalka ee cirka, diyaaradani waxa aad uga awood iyo tayo saraysaa diyaadaha dhigooda ah ee F-16, F-18 Ilaa F-22, ee Maraykanka iyo sancooyinka danbe ee diyaaradaha Eurofighter. Continue reading “Maxaa Ku Cusub Tignoolajiyada Milatariga Iyo Diyaaradaha Dagaalka Cirka?”

Maxaa Ku Cusub Tignoolajiyada? Saxanka Maydhashada Oo Aad U Bedelan Karto Muraayad Telefiishan

Khubarada Tignolajiga ee dalka Japan ayaa soo saaray, qalab suura gal ka dhigaya, in biyaha sinxiga xamaamkaaga aad u isticmaali karaysid, sida muraayadaha telefishanada oo kale, kaas oo waliba ay suura gal kuu noqonayso in aad gacmahaaga ka bad badalan karto si kastana ugu bad badalan karto. Continue reading “Maxaa Ku Cusub Tignoolajiyada? Saxanka Maydhashada Oo Aad U Bedelan Karto Muraayad Telefiishan”

Maxaa Ku Cusub Tignoolajiyada Dunida? Qalab Hadalka Yaraynaya

Laba Khabiir oo u dhashay dalka Japan, laguna kala magacaabo Anian Kazutaka Iyo Koji Tsukada, ayaa ikhtiraacay qalab elegtaroonig ah oo dadka hadalka badan iyo kuwa shirarka ka dhex sheekeeya ee aan aamusin ku qasbaya in ay aamusaan, ama hadalka lagaga joojin karo. Continue reading “Maxaa Ku Cusub Tignoolajiyada Dunida? Qalab Hadalka Yaraynaya”

Khabiir Dalkiisu Burburay Oo Sameeyay Diyaarad Aanay Raadaalada Cadowgu Arki Karin

Nin u dhashay dalka Ciraaq ayaa ku guulaystay tijaabinta diyaarado kuwa qumaatiga u kaca ee “Helicopter”-da loo yaqaano ah, kuwaas oo uu si gaar ah ugu farsameeyay ciidamada ilaalada xuduudaha ee dalkiisa, Continue reading “Khabiir Dalkiisu Burburay Oo Sameeyay Diyaarad Aanay Raadaalada Cadowgu Arki Karin”

Dhismayaasha Shiinaha Ee Nashqadii Soo Jireenka Ahaa Ee Dunida Bedelay

Dalka Shiinaha oo dhaqaalihiisu wakhtiyadii ugu danbeeyay aad u korayay, xawaare aad u sareeyana ku socday, ayaa kor u kacaa dhaqaale iyo aqoonta sare ee uu ka gaadhay tignoolajigu u horseeday in mar walba khabiirada iyo aqoon yahanada dhismaha ee dalkaas Continue reading “Dhismayaasha Shiinaha Ee Nashqadii Soo Jireenka Ahaa Ee Dunida Bedelay”

Maxaa ku Cusub Tignoolajiga? Telefoon Wehel Qofka U Noqonaya Goorkasta

Shirkad farsamaysa qalabka tignoolajiga ah oo laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa dhawaan soo saartay nooc cusub oo telefoonka gacanta lagu qaato ah, Continue reading “Maxaa ku Cusub Tignoolajiga? Telefoon Wehel Qofka U Noqonaya Goorkasta”

Maxaa ku Cusub Tignoolajiga? Beytariyada Ugu Awoodda iyo Tayada Badan

Isbadalada iyo horumarka uu ku talaabsanayo tignoolajigu waxa uu marba marka ka danbaysa ay khubarada farsamaysaa ku dhaqaaqayeen inay sameeyaan ama soo bandhigaan waxyaabo ka yaabiya dadka caadiga ah, Continue reading “Maxaa ku Cusub Tignoolajiga? Beytariyada Ugu Awoodda iyo Tayada Badan”

Maxaa Ku Cusub Tignoolajiga: Motorola Oo Soo Saaraysaa Telefoonada Gacanta Oo Casri Ah

Shirkada Telefoonada noocyadooda kala duwan samaysa ee Motorola oo ka mid ah, kuwa ugu balaadhan dunida, ayaa shaaca ka qaaday, noocyo telefoonada Smart Phone-ka loo yaqaano ah, Continue reading “Maxaa Ku Cusub Tignoolajiga: Motorola Oo Soo Saaraysaa Telefoonada Gacanta Oo Casri Ah”

Muraayada Indhaha Ee Dunida Ugu Qaalisan Oo Boqol Kun Oo Yuuro La Kala Siistay

Waxa magaalada Dubai ee dalka Isu taga imaaraadka carabta lagu soo bandhigay todobaadkii hore, muraayada indhaha ee dunida ugu qaalisan, taas oo qiimaheeda la sheegay inuu yahay ama lagu baayacayo, Continue reading “Muraayada Indhaha Ee Dunida Ugu Qaalisan Oo Boqol Kun Oo Yuuro La Kala Siistay”

Maxaa Ku Cusub Tignoolajiyada Dunida? Body-Print

Baadhayaal u dhashay dalka Maraykanka ayaa ikhtiraacay qalab cusub oo dadka adeegsada aaladaha elegtarooniga casriga ah, u fududaynaya in nambaradii sirta ahaa ee la galin jiray iyo farihii fingerprint ahaa Continue reading “Maxaa Ku Cusub Tignoolajiyada Dunida? Body-Print”