Greenland Oo 20-Saacadood Laga Soomayo

Continue reading “Greenland Oo 20-Saacadood Laga Soomayo”

Dadka Aan Islaamka Ahayn Oo Aragtidooda Ka Bixiyay Bisha Barakaysan Ee Ramadaan

Dadka Aan Islaamka Ahayn Oo Aragtidooda Ka Bixiyay Bisha Barakaysan Ee Ramadaan

Continue reading “Dadka Aan Islaamka Ahayn Oo Aragtidooda Ka Bixiyay Bisha Barakaysan Ee Ramadaan”

Shan Cunto Oo Qofka Sooman U Wanaagsan Inuu Ku Afuro Habeenkiina Quuto

Shan Cunto Oo Qofka Sooman U Wanaagsan Inuu Ku Afuro Habeenkiina Quuto

Continue reading “Shan Cunto Oo Qofka Sooman U Wanaagsan Inuu Ku Afuro Habeenkiina Quuto”

Mudane Ka Tirsan Baarlamaanka Kanada Oo Sanadkii Labaad Bisha Ramadaan Muslimiinta La Soomaya

Continue reading “Mudane Ka Tirsan Baarlamaanka Kanada Oo Sanadkii Labaad Bisha Ramadaan Muslimiinta La Soomaya”

Sakaatul Fidriga

Continue reading “Sakaatul Fidriga”

Saacadaha Muslimiinta Waddamada Adduunka Ku Kala Dhaqani Soomayaan Kuwa Ugu Dheer Iyo Kuwa Ugu Yar

Continue reading “Saacadaha Muslimiinta Waddamada Adduunka Ku Kala Dhaqani Soomayaan Kuwa Ugu Dheer Iyo Kuwa Ugu Yar”

Sarkaal Fadeexad Ku Noqday Weftigii Madaxweynaha Iiraan Iyo Dalkiisa

Continue reading “Sarkaal Fadeexad Ku Noqday Weftigii Madaxweynaha Iiraan Iyo Dalkiisa”

Waxyaabaaha Keena Madax Xanuunka Badan Ee Bisha Ramadaan Iyo Sida Looga Gaashaaman Karo?

Continue reading “Waxyaabaaha Keena Madax Xanuunka Badan Ee Bisha Ramadaan Iyo Sida Looga Gaashaaman Karo?”

Xukuumadda Jarmalka Oo Ardayda Muslimiinta Ah Ka Mamnuucday Soonka

Continue reading “Xukuumadda Jarmalka Oo Ardayda Muslimiinta Ah Ka Mamnuucday Soonka”

Maxaa Ku Cusub Caafimaadka Iyo Ramadaanta? Deraasad Cusub

Continue reading “Maxaa Ku Cusub Caafimaadka Iyo Ramadaanta? Deraasad Cusub”

Daraasad Reer Galbeedku Ka Diyaariyeen Saamaynta Soonka Bisha Ramadaan Iyo Xidhiidhka Qoyska

Cilmi baadhayaal aan aaminsanayn diinta Islaamka oo ka tirsan waddamada reer galbeedka ayaa daraasad cilmiyeed la xidhiidha qoyska oo ay dhawaan sameeyeen, ku ogaaday in bisha Barakaysan ee Ramadaan wax badan ka badasho hab dhaqanka Qoyska xidhiidhkooduna aad u wanaagsanaado inta lagu jiro bisha Ramadaan. Continue reading “Daraasad Reer Galbeedku Ka Diyaariyeen Saamaynta Soonka Bisha Ramadaan Iyo Xidhiidhka Qoyska”

Adaabta Ciidda Iyo Salaaddeeda

W/Q: Marxuum Siciid Ismaaciil Guraase

Qormadani waxay ka mid tahay qoraalada diiniga ah ee uu diyaariyay Alle ha u naxariistii Marxuum Siciid Ismaaciil Guraase, oo ahaa Suxufi iyo qoraa Somaliland u dhashay, kaas oo ka mid ahaa suxufiyiinta tiirarka u adkeeyay Saxaafadda la daabaco (Wargeysyada) ee Madaxa Banaan ee Somaliland, Continue reading “Adaabta Ciidda Iyo Salaaddeeda”

Albaabka Dahabka Ah Ee Ugu Weyn Uguna Qaalisan Dunida

Kabcadda Barakaysan ee Xaramku oo ah dhismaha ugu qiimaha badan aduunka oo dhan, iimaan ahaana dadka Islaamku u rumaysan yihiin, ayaa haddana marka loo eego qalab ahaan waxa ay ka mid tahay, Continue reading “Albaabka Dahabka Ah Ee Ugu Weyn Uguna Qaalisan Dunida”

Kaniisad Sanadkii Labaad Bisha Barakaysan Ee Ramadaan La Soomaysa Dadka Muslimiinta Ah

Kaniisada Kaldaaniyiinta Ciraaq ee diinta Masiixiga ayaa dadka Rumaysan ugu baaqday inay la soomaan muslimiinta bisha barakaysan ee Ramadaan, kana shaqeeyaan wada jirka iyo wada noolaanshaha qaranimo ee dalka Ciraaq. Continue reading “Kaniisad Sanadkii Labaad Bisha Barakaysan Ee Ramadaan La Soomaysa Dadka Muslimiinta Ah”

Maxaa Ku Cusub Caafimaadka Iyo Soonka?

Cilmi baadhis caafimaad oo khabiiro ka tirsan jaamacadaha dalka Maraykanku ku baadheen saamaynta soonku ku leeyahay caafimaadka aadamiga ayaa natiijo aad uga yaabisay oo ay mucjiso ku tilmaameen kaga soo baxday, Continue reading “Maxaa Ku Cusub Caafimaadka Iyo Soonka?”

Wax Ku Qaado Hogaamiyayaashi Khilaafada Islaamka

Sida ku xusan taariikhda islaamka, xiligii uu Cumar Binu Khadaab (alle ha ka raali noqdee)ahaa amiirka muslimiinta, ayaa maalin maalmaha ka mid ah ayaa dadkii dagaanka magaalada XAMIS oo imika ka tirsan dalka Suuriya, Continue reading “Wax Ku Qaado Hogaamiyayaashi Khilaafada Islaamka”

Sharaabka Oo Habeenkii La Badsadaa Waxay Fududeeyaan Haraadka Iyo Awood Darada Soonka Maalintii

Haddii aanad safar ahayn, ama aanad xanuun qabin, isla markaana aanad ahayn Hooyo uur leh ama nuujinaysa Ilmaheeda, ama aanay jirin cudur daar kale oo kaa joojinaya inaad soonto waxaa ku waajib ah, qof kasta oo muslim ah, qaan-gaadh ah inuu Soddonka cisho ee bisha Ramadaan soomo. Continue reading “Sharaabka Oo Habeenkii La Badsadaa Waxay Fududeeyaan Haraadka Iyo Awood Darada Soonka Maalintii”

Dhaxal Sugaha Labaad Ee Boqortooyada Ingiriiska Oo La Afuray Muslimiinta Dalka Singapore

Amiir Harry oo ah dhaxal sugaha labaad ee taajka boqortooyada dalka Ingiriiska ayaa la afuray muslimiinta dalka Singapore, Continue reading “Dhaxal Sugaha Labaad Ee Boqortooyada Ingiriiska Oo La Afuray Muslimiinta Dalka Singapore”

Cunista Khudaartu Dhibaato Ma Leedahay Oo Baruur Ma Keentaa?

Marar badan ayaa cilmi baadhis caafimaad oo laga sameeyay aduunyadu daaha ka rogeen faa’iidooyinka caafimaad ee isticmaalka iyo quudashada khudaarta noocyadeeda kala duwani u leedahay aadamiga, Continue reading “Cunista Khudaartu Dhibaato Ma Leedahay Oo Baruur Ma Keentaa?”