Maxaad Ka Taqaan Shaqooyinka Dhimashada Ee Ugu Halista Badan Aduunka?

Shaqooyinkan dunidu isla garatay inay yihiin, kuwa ugu halista badani, waxa ay ka siman yihiin, dhinac werwerka, fikirka badan ee sida xooga ah qofku maskaxda uga shaqaysiiyo, oo ay u dheer tahay dadka ka shaqeeya, Continue reading “Maxaad Ka Taqaan Shaqooyinka Dhimashada Ee Ugu Halista Badan Aduunka?”

Albaabka Dahabka Ah Ee Ugu Weyn Uguna Qaalisan Dunida

Kabcadda Barakaysan ee Xaramku oo ah dhismaha ugu qiimaha badan aduunka oo dhan, iimaan ahaana dadka Islaamku u rumaysan yihiin, ayaa haddana marka loo eego qalab ahaan waxa ay ka mid tahay, Continue reading “Albaabka Dahabka Ah Ee Ugu Weyn Uguna Qaalisan Dunida”

Jacaylka Iyo Cadhada Ku Lamaan Ee Qofka Uu Hayaa La Darso

Sida aynu dhamaanteen ka wada dheregsanahay jacaylku waa wax aadamigu ka wada siman yahay, oo umad kasta oo dunida ku nooli, leedahay sheekooyin iyo dad ay aaminsan yihiin, inay jacayl awgii noloshooda u waayeen, Continue reading “Jacaylka Iyo Cadhada Ku Lamaan Ee Qofka Uu Hayaa La Darso”

Sagaalka Mukur Ee Raggu Aanay Ka Fahmin Haweenka

 Aynu soo qaadano arrimaha carqalada ay raggu kala kulmaan fahamkooda ee haweenku ku dhaqmaan. Continue reading “Sagaalka Mukur Ee Raggu Aanay Ka Fahmin Haweenka”

Siddeed Arrimood Oo Culimada Cilmi Nafsigu Ku Ogaadaan Xogaha Ku Qarsoon Shakhsiyada Qofka

Macluumaad kooban oo ku saabsan sida aad wax badan uga ogaan karto qof kasta oo aad doonayso inaad jirabaad ku samayso noloshiisa, kuwaas oo khubarada cilmi nafsigu ay ku qiimeeyaan shakhsiyada qofka iyo waxa ku qarsoon ee aad doonayso inaad ka ogaato. Continue reading “Siddeed Arrimood Oo Culimada Cilmi Nafsigu Ku Ogaadaan Xogaha Ku Qarsoon Shakhsiyada Qofka”

Taariikhda Iyo Sidii Uu Ku Yimi Madfaca Ramadaanta Ee Waddamo Badan Looga Isticmaalo Ogeysiinta Afurka

Waddamo badan oo ka mid ah dunida Islaamka gaar ahaana dalalka carabta waxa si wayn looga isticmaala, madfaca Ramadanta kaas oo sida eedaanka Salaada Makhrib ee aynu ku afurno oo kale loo sugo, caadana ka ah dunida Islaamka meelo badan oo ka mid ah. Continue reading “Taariikhda Iyo Sidii Uu Ku Yimi Madfaca Ramadaanta Ee Waddamo Badan Looga Isticmaalo Ogeysiinta Afurka”

Kuwait: Boqolaal Arday Oo Qaliino Loogu Beerayo Sameecado Ay Imtixaanka Ku Qishaan Isku Sameeyay

Maamulka wasaarada waxbarashada dalka Kuwait ayaa shaaciyay, tobanaan arday oo loo qab qabtay, denbiyo ka dhan ah imtixaanaadka dugsiyada ee dabayaaqada bishan May ee aynu ku jirno lagu wado inuu ka bilaabmo dalkaas. Continue reading “Kuwait: Boqolaal Arday Oo Qaliino Loogu Beerayo Sameecado Ay Imtixaanka Ku Qishaan Isku Sameeyay”

Buugii Ugu Horeeyay Dunida Ee La Qoro Oo Laga Helay Maktabad Ku Taala Dalka Ingiriiska

Waxa dalka Britain laga helay Buug 215-sanadood ka hor la qoray oo loo malaynayo kii ugu horeeyay ee Madbacad casri ah lagu daabaco, Continue reading “Buugii Ugu Horeeyay Dunida Ee La Qoro Oo Laga Helay Maktabad Ku Taala Dalka Ingiriiska”

Arday Toban Jir Ah Oo Xukuumada Dalkiisa U Diray Warqad Uu Raali Gelin Kaga Bixinayo Qalin Uu Xaday

Arday da’diisa lagu qiyaasay ilaa toban jir oo dhigta fasalka afraad ee dugsiga hoose, ayaa warqad uu kaga cudur daaranayo qalin uu xaday, u diray maamulka dawlad goboleedkiisa iyo ka federaalka ee dalka Maraykanka. Continue reading “Arday Toban Jir Ah Oo Xukuumada Dalkiisa U Diray Warqad Uu Raali Gelin Kaga Bixinayo Qalin Uu Xaday”

Xukuumadda Xamaas Ee Maamusha Gacanka Qaza Oo Afka Yuhuuda Manhajka Dugsiyada Ku Daray

Maamulka Ururka Xamaas ee ka taliya degaanka Gacanka Qasa ayaa markii ugu horeeyay shaaciyay in, Manhajka waxbarashada dugsiyada hoose iyo dhexe ay ku darayaan barashada luuqada Yuhuudu ku hadasho ee Hibrooga Continue reading “Xukuumadda Xamaas Ee Maamusha Gacanka Qaza Oo Afka Yuhuuda Manhajka Dugsiyada Ku Daray”

Magaalada Ugu Dhir Beerista Badan Dunida

In kasta oo dalka Hindiya laga neceb yahay hablaha, aadna ay ugu xumaadaan qoys kasta oo gabadhi u dhalato, sababtoo ah? Dhaqanka dalkaas ka jira iyo hab nololeedka ay shacabkiisu u dhaqan yihiin, Continue reading “Magaalada Ugu Dhir Beerista Badan Dunida”

kudarsoogaalkaaga

Ku Darso Ogaalkaa

Ku darso Ogaalkaaga In Dalka Hindiya yahay ka luuqadaha ugu badan dunida lagaga hadlo.

Ku darso Ogaalkaaga in tirada dadka Shiinaha ah ee afka Ingiriisiga Ku Hadlaa ka badan tahay tirada dadka Maraykanka iyo Ingiriiska oo la isku daray. Continue reading “Ku Darso Ogaalkaa”

Ku Darso Ogaalkaaga: Ma Ogtahay

Ma Ogtahay In Dhawaaqa Ilmuhu ugu hor barto kana dhex garto codadka kale uu yahay codka hooyadii, kaas oo uu barto, si fiicana u maqlo inta uu Uurka ku jiro ee aanu soo dhalan, sida baadhitaano cilmi muujiyeen.

Continue reading “Ku Darso Ogaalkaaga: Ma Ogtahay”

Sannadka Cusub Ee Shiinaha Iyo Saadaasha Xidigiska: Dagaalo Iyo Dhaqaale Burbur Ku Habsan Doona Dunida Iyo Hillary Clinton Oo Guulaysan Doonta

Xidigiska dalka Shiinaha ayaa si balaadhan uga faalooday, saadaasha sannadkooda cusub ee tirsiga dayaxa, kaas oo curashadiisu ku beegnayd saddex todobaad ka hor, waxaanay dadka xidigiska ee Shiinuhu sheegeen in sanadkani noqon doono, mid qalalaase siyaasadeed iyo dhaqaale dunidu geli doonto.

Continue reading “Sannadka Cusub Ee Shiinaha Iyo Saadaasha Xidigiska: Dagaalo Iyo Dhaqaale Burbur Ku Habsan Doona Dunida Iyo Hillary Clinton Oo Guulaysan Doonta”

Ayeeyo 82-jir Kaga Qalin Jabisay Jaamacad Kana Mid Noqotay Ardaydii Ugu Dhibcaha Sareeyay Kuliyadooda

Raadi Cilmiga Min Dhalashadaada ilaa Dhimashada, run ahaantii waxa taa kaga dhabaysay Xaaji Faadumo, oo ah Ayeeyo 82-jir kaga baxday kuna dhamaysatay waxbarashadeedi jaamacadeed, isla markaana ka mid noqotay ardaydii ugu dhibcaha sareeyay kuliyadooda.

Continue reading “Ayeeyo 82-jir Kaga Qalin Jabisay Jaamacad Kana Mid Noqotay Ardaydii Ugu Dhibcaha Sareeyay Kuliyadooda”

Sixiroole Iyo Magaalo Isku Muruxsaday

Mid ka mid ah arrimaha ugu layaabka badan aduunka ayaa ka dhacday degmo ku taala dalka Kenya, ka dib markii dadka ku dhaqan degmadaasi ay sixiroole ka codsadeen inuu nooleeyo qof ka dhintay oo ka mid ahaa dadka ku dhaqan degaankaas.

Continue reading “Sixiroole Iyo Magaalo Isku Muruxsaday”

Korodhso Aqoontaada: Ma Ogtahay

Ma ogtahay, in astaanta qaranka dalka Spain ama sida aynu u naqaano heesta calanka ee dalkaasi, kaliya muusig uun tahay, oo aanay lahayn erayo ama hees la qaadi karo, astaanta dalkaasi calankooda ku salamaan, ayaa markii murankeedu dhamaan waayay, ee qoomiyadaha dalkaas degaa isku khilaafeen, gabi ahaanba laga dhigay, muusig kaliya. Continue reading “Korodhso Aqoontaada: Ma Ogtahay”

Ku Darso Ogaalkaaga: 20 Macluumaad Oo Jidhkaagu Leeyahay Laakiin Aanad Aqoon

Ku Darso Ogaalkaaga, in marka qofku hurdo qaybaha dareenka urtu, gabi ahaanba shaqada joojiyo oo aanu shaqayn. Continue reading “Ku Darso Ogaalkaaga: 20 Macluumaad Oo Jidhkaagu Leeyahay Laakiin Aanad Aqoon”

Hooyo Fool Ah Oo Sariirta Cusbitaalka Kaga Dul Shaqaynaysa Imtixaankii Jaamacadda

Dhacdooyinka layaabka ee dunidu kaliya kuma koobna, kuwo argagax ama wax aad ka anfariirto oo kaliya ah, balse waxa jira waxyaabo wanaagsan oo haddana la qariibsado oo kaa yaabiya, sida dhacdadan oo Ugub ama wax ku cusub ka noqon karta meelo badan oo dunida ah. Continue reading “Hooyo Fool Ah Oo Sariirta Cusbitaalka Kaga Dul Shaqaynaysa Imtixaankii Jaamacadda”

Xiisaha Wargeyska: Ku Darso Ogaalkaaga

Ku darso Ogaalkaaga In Dalka Hindiya yahay ka luuqadaha ugu badan dunida lagaga hadlo. Continue reading “Xiisaha Wargeyska: Ku Darso Ogaalkaaga”