Maxaad Ka Ogtahay Shan Cunto Oo Indhaha Wax Tar Badan U Leh Aragana Xoojiya?

Indhuhu sida aan ka warqabno waa laxaadka koowaad ee aadamiga, caafimaadkooda iyo in la dhowraana ay lagama maarmaan tahay, sababtoo ah? La’aantood wuxuu qofku noqdaa mid laxaadkiisi ugu qaalisanaa waayay oo habeen madoobi u dumay. Continue reading “Maxaad Ka Ogtahay Shan Cunto Oo Indhaha Wax Tar Badan U Leh Aragana Xoojiya?”

Advertisements

Maxaa ku Cusub Caafimaadka? Dhibaatada Cunista Cuntada Faraha Badan

Cilmi baadhis cusub oo dhawaan laga sameeyay, dalal badan oo ka tirsan qaarada Yurub, lagu ogaaday dhibaatada cuntada badani u leedahay aadamiga, gaar ahaan sida ay u waxyeelayso caafimaadka maskax iyo jidheed ee dadka. Continue reading “Maxaa ku Cusub Caafimaadka? Dhibaatada Cunista Cuntada Faraha Badan”

Qofka Ugu Cunto Cunista Yar Dunida

Aktarad u dhalatay dalka Kuuriyada Koonfureed oo ka mid ah, jilayaasha loogu jecel yahay dalkeeda, ayaa dood iyo muran badani ka dhashay, waraysi ay dhawaan bixisay, oo ay kaga hadashay nolosheeda iyo sida ay jiil jiilanaanteeda jidheed iyo quruxdeeda u ilaaliso. Continue reading “Qofka Ugu Cunto Cunista Yar Dunida”

Maxaa Ku Cusub Caafimaadka? Nidaamka Liqista Kiniinka

Caafimaadku waa hadiyad Alle (SW) uu adoomihiisa ku manaystay, waana fursad aanu qofku dareemin inta uu hayo, laakiin dib ka ogaado marka uu waayo ama nimcadaasi dhaafto, Continue reading “Maxaa Ku Cusub Caafimaadka? Nidaamka Liqista Kiniinka”

Shirkadaha Reer Galbeedka Oo Ku Hirdamaya Suuqa Cuntooyinka Xalaasha Ah Ee Islaamka

Isbadalada cusub ee dunida ku soo kordhay wakhtiyadii u danbeeyay ayaa laga dheehan karaa, sida siyaasadii madax taaga ahayd ee Reer Galbeedku isku badashay, Continue reading “Shirkadaha Reer Galbeedka Oo Ku Hirdamaya Suuqa Cuntooyinka Xalaasha Ah Ee Islaamka”

Maxaa Ku Cusub Caafimaadka Iyo Soonka?

Cilmi baadhis caafimaad oo khabiiro ka tirsan jaamacadaha dalka Maraykanku ku baadheen saamaynta soonku ku leeyahay caafimaadka aadamiga ayaa natiijo aad uga yaabisay oo ay mucjiso ku tilmaameen kaga soo baxday, Continue reading “Maxaa Ku Cusub Caafimaadka Iyo Soonka?”

Maxaa Ku Cusub Caafimaadka: Ma La Iska Tallaali Karaa Cayilka/Naaxidda?

Baruurta oo wakhtiyadii u danbeeyay ka mid ahayd waxyaabaha sida wayn looga cabanayo, meelo badan oo dunida ahna ka noqotay mid qofka aadka u naaxa sidii qof bukaan ah oo kale lala maseeyo, Continue reading “Maxaa Ku Cusub Caafimaadka: Ma La Iska Tallaali Karaa Cayilka/Naaxidda?”

George W Bush Oo Tabaruc U Raadinaya 5-Jir Kansar Ku Dhacay Oo Askari La Shaqayn Jiray Dhalay

Sida ay ku warantay wakaalada wararka Faransiiska ee (AFP), Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka George H W Bush-kii waynaa ee sanadihii 1989 ilaa 1993-kii Madaxweynaha ka ahaa dalkaas, ayaa timihiisa xiiray, Continue reading “George W Bush Oo Tabaruc U Raadinaya 5-Jir Kansar Ku Dhacay Oo Askari La Shaqayn Jiray Dhalay”

Maxaa Ku Cusub Caafimaadka: Heedu Ma Yaraysa Cholesterol-ka?

Cilmi baadhayaal ka tirsan jaamacadaha Maraykanka ayaa ogaaday in quudashada Heeda iyo waxyaabaha laga sameeyaa ay hoos u dhigaan isla markaana yareeyaan halista duxda dhiiga ku dhalata ee afka qalaad loogu yeedho, Cholesterol-ka. Continue reading “Maxaa Ku Cusub Caafimaadka: Heedu Ma Yaraysa Cholesterol-ka?”

Cunista Khudaartu Dhibaato Ma Leedahay Oo Baruur Ma Keentaa?

Marar badan ayaa cilmi baadhis caafimaad oo laga sameeyay aduunyadu daaha ka rogeen faa’iidooyinka caafimaad ee isticmaalka iyo quudashada khudaarta noocyadeeda kala duwani u leedahay aadamiga, Continue reading “Cunista Khudaartu Dhibaato Ma Leedahay Oo Baruur Ma Keentaa?”

Ka Digtoonow Waxyaabaha Dhibaatada Ku Noqon Kara Soonkaaga Ee Haraadka Iyo Gaajada Keena

Arrimo badan oo qofku sameeyo ayaa dhibaato ku noqon kara soonka, kuwaas oo la xidhiidha cuntooyinka iyo cabitaanada, gaar ahaan wakhtiyada habeenkii sida afurka, cashada iyo Suxuurta, Continue reading “Ka Digtoonow Waxyaabaha Dhibaatada Ku Noqon Kara Soonkaaga Ee Haraadka Iyo Gaajada Keena”

Ingiriiska Oo Sigaarka Gaadiidka Lagu Dhex Qiijiyo Laga Mamnuucay

Ururada dhakhaatiirta dalka Britain ayaa xukuumadda dalkooda ka codsaday inay deg deg u dhaqan galiso sharci cusub oo guud ahaan wadankaas ka mamnuucaya in sigaarka lagu dhex qiijiyo gaadiidka dhexdiisa, Continue reading “Ingiriiska Oo Sigaarka Gaadiidka Lagu Dhex Qiijiyo Laga Mamnuucay”

Layaabka Adduunka: Nin Haduu Naaxo La Mastaafurin Doono

Ninka loo aqoonsaday qofka ugu buuran ama ugu miisaanka wayn dalka New Zealand ayaa qarka u saran, in isaga iyo xaaskiisa laga Mastaafuriyo dalkaas, Continue reading “Layaabka Adduunka: Nin Haduu Naaxo La Mastaafurin Doono”

Siddeed Arrimood Oo Culimada Cilmi Nafsigu Ku Ogaadaan Xogaha Ku Qarsoon Shakhsiyada Qofka

Macluumaad kooban oo ku saabsan sida aad wax badan uga ogaan karto qof kasta oo aad doonayso inaad jirabaad ku samayso noloshiisa, kuwaas oo khubarada cilmi nafsigu ay ku qiimeeyaan shakhsiyada qofka iyo waxa ku qarsoon ee aad doonayso inaad ka ogaato. Continue reading “Siddeed Arrimood Oo Culimada Cilmi Nafsigu Ku Ogaadaan Xogaha Ku Qarsoon Shakhsiyada Qofka”

Hindiya Oo Saacadiiba Hal Qof Ugu Dhimato Wasakhowga Hawada Lagana Dayrinayo Nolosha 500-Milyan

Wararka ka imanaya dalka Hindiya ayaa sheegayaa in wasakhowgii ugu darnaa u ku habsaday dalkaas, kaas oo sababay in dad badani u dhintaan, Continue reading “Hindiya Oo Saacadiiba Hal Qof Ugu Dhimato Wasakhowga Hawada Lagana Dayrinayo Nolosha 500-Milyan”

Xukuumadda Ingiriiska Oo Hirgelisay Sharcigii Ugu Adkaa Ee Ganacsiga Sigaarka

Xukuumada dalka Ingiriiska ayaa si rasmi ah axadii shalay u hirgelisay sharcigii ugu adkaa ee abid laga soo saaro, xakamaynta iyo la dagaalanka sigaarka iyo buuriga oo dhibaatada ugu badan ee caafimaad u gaysta dunida iyo dadka ku dhaqan dalkaas ee dhuuqa. Continue reading “Xukuumadda Ingiriiska Oo Hirgelisay Sharcigii Ugu Adkaa Ee Ganacsiga Sigaarka”

Maxaa Ku Cusub Caafimaadka? Qosolka Oo Waxtar U Leh Jidhka iyo Maskaxdaba

Qosolka, qalbi furnaanta iyo farxaan-nimada badani waxay qofka ku abuurtaa xaalad caafimaad waxaanay u wanaagsan tahay caafimaadka jidheed iyo maskaxeed ee qofka. Continue reading “Maxaa Ku Cusub Caafimaadka? Qosolka Oo Waxtar U Leh Jidhka iyo Maskaxdaba”

Maxaa Ku Cusub Caafimaadka? Kiniinadda Kaar-Jebinta

Inta badan marka dadka xumadi qabato, waxa ay ku cararaan goobaha dawooyinka lagu iibsho, si ay u helaan, kiniinada kaar jabinta ama xanuun biiyaha loo yaqaan, Continue reading “Maxaa Ku Cusub Caafimaadka? Kiniinadda Kaar-Jebinta”

Maxaa Ku Cusub Caafimaadka? Khuuradda Iyo Halisteeda

Daraasad caafimaad oo dhawaan la sameeyay ayaa shaaca ka qaaday in dadka marka ay hurdaan, aad u khuuriyaa, halis ugu jiraan, xanuuno badan oo wadno xanuunka iyo faaligu ka mid yihiin, waxaana cilmi baadhistan caafimaad Continue reading “Maxaa Ku Cusub Caafimaadka? Khuuradda Iyo Halisteeda”

Timir

Khubaro Reer Galbeed Ah Oo Timirta Ku Tilmaamay Mucjiso Aan La Qiyaasi Karin Faa’iidadeeda

Timirtu waxa ay ka mid tahay, macmacaanada dabiiciga ah gaar ahaana bahda khudrada la raaciyo, waxaanay ka mid tahay, cuntooyinka sida gaar ah bisha barakaysan ee Ramadaan loo isticmaalo, ee ugu mudan cuntooyinka ugu horeeya ee lagu afuro. Continue reading “Khubaro Reer Galbeed Ah Oo Timirta Ku Tilmaamay Mucjiso Aan La Qiyaasi Karin Faa’iidadeeda”