Taariikh Kooban Oo Ku Saabsan Jaamacada Ugu Qadiimisan Adduunka Ee Azhar?

Jaamacada Azhar waxa ay ka mid tahay goobaha cilmiga ee dunida Islaamka ugu cimriga iyo taariikhda dheer, waxa la aasaasay Jaamacada Azhar sanadkii 361-kii Hijriga oo ku beegnayd, 972-kii Taariikhda Miilaadiga, Continue reading “Taariikh Kooban Oo Ku Saabsan Jaamacada Ugu Qadiimisan Adduunka Ee Azhar?”

Advertisements

Wax Ku Qaado Hogaamiyayaashi Khilaafada Islaamka

Sida ku xusan taariikhda islaamka, xiligii uu Cumar Binu Khadaab (alle ha ka raali noqdee)ahaa amiirka muslimiinta, ayaa maalin maalmaha ka mid ah ayaa dadkii dagaanka magaalada XAMIS oo imika ka tirsan dalka Suuriya, Continue reading “Wax Ku Qaado Hogaamiyayaashi Khilaafada Islaamka”

31-ka May: Maanta Oo Kale 29 Sanadood Ka Hor Iyo Is-Miidaamintii Xoogagii SNM Gudaha Ugu Soo Galeen Hargeysa

Hargeysa, Somaliland, May 31, 2017 (Saxafi) – Maanta oo Arbaca ah bisha May-na tahay 31, 2017 waxay ku beegan tahay sannad-guuradii 29aad markii ay xoogagga ururka SNM dagaalka is-miidaaminta ah ku soo galeen gudaha magaalada Hargeysa, Continue reading “31-ka May: Maanta Oo Kale 29 Sanadood Ka Hor Iyo Is-Miidaamintii Xoogagii SNM Gudaha Ugu Soo Galeen Hargeysa”

Abwaan Maxamed Jaamac Kayd Oo Ku Geeriyooday Hargeysa Iyo Taariikhdiisa Oo Kooban

Hargeysa, Somaliland, November 24, 2016 (Saxafi) – Alla ha u naxariistee waxa shalay magaaladda Hargeysa ku geeriyooday Abwaan, macalin, Mu’aluf Maxamed Jaamac Kayd oo mudooyinkan dambe bukaan Jiif ahaa. Continue reading “Abwaan Maxamed Jaamac Kayd Oo Ku Geeriyooday Hargeysa Iyo Taariikhdiisa Oo Kooban”

Garnaqsi Madaxweyne: Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal

Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ayaa soo hordhigay golaha baarlamaanka Somaliland 17kii Diisember 1997kii is-casilaad. Continue reading “Garnaqsi Madaxweyne: Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal”