Dheef La’aanta Dimuquraadiyada Somaliland Oo Laga Cabsi Qabo Inay Farriin Xun U Dirto Afrika Iyo Su’aalaha La Isku Weydiiyay Garoomadda Siyaasadaha Dunida Lagu Faaqido

Marka dhinaca Adduunyadda kale la inaga soo eego Immisa Cusbitaal ayaa Somaliland ku yaala? Continue reading “Dheef La’aanta Dimuquraadiyada Somaliland Oo Laga Cabsi Qabo Inay Farriin Xun U Dirto Afrika Iyo Su’aalaha La Isku Weydiiyay Garoomadda Siyaasadaha Dunida Lagu Faaqido”

Advertisements

Biyo La’aan Iyo Xannuunno Laga Soo Weriyay Degmada Dacarta

Dacarta, Somaliland, Febuary 3,2018(Saxafi) –  Biyo la’aan aad u xun ayaa soo foodsaartay bulshada ku dhaqan Deegaamada hoos-yimaada Degmada Dacarta ee Gobollka Maroodi-jeex, kaddib markii ay dhamaadeen Baliyadii iyo meelihii kale ee ay dadku ku Kaydsan jireen Biyaha Roobka oo ay Xoolaha iyo Dadkuba ku noolaayeen. Continue reading “Biyo La’aan Iyo Xannuunno Laga Soo Weriyay Degmada Dacarta”

Maxaa Laga Ogyahay Diyaaradaha Hawada Somaliland Ku Dikheeyay Ceeryaanta Sumaysan?

Hargeysa, Somaliland, January 28, 2018 (Saxafi) – Diyaaraddo yar-yar oo ku gaashaaman qalab u suurta-gelinaya inay hawadda ku sameeyaan Dikhayn Culus ayaa 17-kii bishan (January 17, 2018) si talan taali ah u cadeeyay hawadda Magaaladda Hargeysa ee Caasimadda ah. Continue reading “Maxaa Laga Ogyahay Diyaaradaha Hawada Somaliland Ku Dikheeyay Ceeryaanta Sumaysan?”

Isuduwaha Caafimaadka Awdal Oo Sheegay Inay Xanuuno Ka Jiraan Gudaha Boorama Iyo Sababaha Lagu Xidhiidhinayo

’48 Arday Oo Jaamacadaha Magaalada Wax Ka Dhigta Ayaa La Jiifiyey Cusbitaaladda Boorama” Isu Duwaha Caafimaadka Awdal Continue reading “Isuduwaha Caafimaadka Awdal Oo Sheegay Inay Xanuuno Ka Jiraan Gudaha Boorama Iyo Sababaha Lagu Xidhiidhinayo”

Wasaaradda Caafimaadka Oo Shaacisay Dhimasho Uu Keenay Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Ka Jira Deegaano Somaliland Ah

Hargeysa, Somaliland, December 19, 2016 (Saxafi) – Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa markii ugu horeysay shaacisay in xanuunka Shuban Biyoodku ka jidro deegaanada Somaliland qaarkood, Continue reading “Wasaaradda Caafimaadka Oo Shaacisay Dhimasho Uu Keenay Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Ka Jira Deegaano Somaliland Ah”

Wasaaraddaha Caafimaadka Iyo Warfaafinta Oo Amar Ka Soo Saaray Xayeysiiska Goobaha Caafimaadka Iyo Dawooyinka

Hargeysa, Somaliland, December 11, 2016 (Saxafi) – Wasiiradda Caafimaadka iyo Warfaafinta ayaa amar ka soo saaray in aan xayeysiis dambe oo caafimaad oo aan rusqad ka haysan wasaaradda Caafimaadku laga baahin Karin warbaahinta. Continue reading “Wasaaraddaha Caafimaadka Iyo Warfaafinta Oo Amar Ka Soo Saaray Xayeysiiska Goobaha Caafimaadka Iyo Dawooyinka”

Xuska Maalinta La-Dagaalanka Cudurka HIV-AIDS-ka Oo Si Weyn Looga Xusay Somaliland

Hargeysa, Somaliland, December 2, 2016 (Saxafi) – 1-da bisha December oo loo asteenay maalin Caalamiga ah ee la-dagaalanka Cudurka Dilaaga ah ee HIV/AIDS oo tan iyo sannadkii 1995 maalintan oo kale laga xuso Continue reading “Xuska Maalinta La-Dagaalanka Cudurka HIV-AIDS-ka Oo Si Weyn Looga Xusay Somaliland”

Pestkill – Xarun Laga Fidiyo Adeegga Cidhibtirka Cayayaanka Guryaha Iyo Beeraha Oo Boorama Laga Furay

Boorama, Somaliland, April 14, 2016 (Saxafi) – Xarun laga fidiyo adeegga buuxfinta cayayaanka guryaha iyo beeraha ayaa Boorama laga furay. Xaruntan oo la magac-baxday Pestkill, lagana furay Bariga Magaalada Boorama ayaa hawsheeda lagu sheegay inay goobaha dadweynaha iyo beeraha ka nadiifso wax kasta oo cayayaan ah oo ku dhasha, sida baranbarada, tukhaanka, takfida, kaneecada, dikhsiga iyo cayayaanka kale ee ku dhasha wax soo saarka beeraha ama wax u dhimi kara caafimaadka dadka gaar ahaana guryaha.

Continue reading “Pestkill – Xarun Laga Fidiyo Adeegga Cidhibtirka Cayayaanka Guryaha Iyo Beeraha Oo Boorama Laga Furay”

Isqurxin Qoomamo Ka Dambayso!

Caafimaadku waa nimco aan la wada helin, halka Calafkuna ka yahay shay aan xoog iyo xeelad toona lagu kala qaadin. Hadafkaaga, himiladaada iyo hiigsigaaga nololeed ba waxay xidhiidh toosa la leeyihiin ama ku xidhan yihiin Caafimaadkaaga; Quruxdaada ama qaabkaaga jidh ahaaneed wuxuu macne buuxa kuu sameeyaa inta aad Cudur ka fayowdahay.

Continue reading “Isqurxin Qoomamo Ka Dambayso!”

Wasiirka Caafimaadka Oo Ka Hadlay Tabashooyin Cusbitaalka Burco Yaala Iyo Sababta Keentay

Burco, Somaliland, December, 10, 2015, (Saxafi) – Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye oo ka hadlayay munaasibad Burco loogu qabtay cusbitaalka weyn ee magaaladaas ayaa sheegay in bulshada reer Burco ka cabato adeegga dhakhtarka weyn, taasi oo uu sababteeda ku sheegay in hay’adda MSF oo gacanta ku hayn jirtay ka tagtay.

Continue reading “Wasiirka Caafimaadka Oo Ka Hadlay Tabashooyin Cusbitaalka Burco Yaala Iyo Sababta Keentay”

Madaxweyne Siillaanyo Oo Sheegay In Heerkii Xanuunka HIV/AIDs Ka Marayay Somaliland Uu Hoos U Dhacay

Hargeysa, Somaliland, December 1, 2015 (Saxafi) – Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), oo maanta ka qayb-galay munaasibad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee La-dagaalanka Xanuunka HIV/AIDs oo Komishanka La-Dagaalanka iyo Wacyi-gelinta HIV/AIDs ee Somaliland uu soo qaban-qaabiyay, kana dhacday Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa ka dhawaajiyay in heerkii dadka xanuunkaas qaba ee Somaliland uu kala badh hoos uga dhacay heerkii uu cudurkaasi ka marayay Somaliland laba sannadood ka hor.

Continue reading “Madaxweyne Siillaanyo Oo Sheegay In Heerkii Xanuunka HIV/AIDs Ka Marayay Somaliland Uu Hoos U Dhacay”

Madaxweyne Siillaanyo Oo Cusbitaalka Hargeysa Ku Booqday Oday Iskeerse

Hargeysa, Somaliland, November 12, 2015 (Saxafi) – Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) ayaa shalay ka dib xidhitaankii shirkii Golaha Dhexe ee Kulmiye waxa uu booqasho ku tegay Cusbitaalka Guud ee Caasimadda Hargeysa, halkaas oo uu Madaxweynuhu ugu horayn ku booqday Maxamed Cabdi Iskeerse oo ah Siyaasi iyo Oday qaran Madaxweynahana ay saaxiibo dhaw yihiin, oo xaalad caafimaad awgeedna u jiifa Cusbitaalka weyn, kaas oo dorraadna ka mid ahaa ka qaybgalayaashii furitaankii shirkii golaha dhexe ee Kulmiye. Continue reading “Madaxweyne Siillaanyo Oo Cusbitaalka Hargeysa Ku Booqday Oday Iskeerse”

Somaliland: Hay’adda HRW Oo Warbixin Ka Soo Saartay Tacadiyadda Dadka Dhimirka Wax Ka Qaba

Hargeysa, Somaliland, October 27, 2015 (Saxafi) – Hay’adda xuquuqul insaanka HRW ayaa sheegtay in dadka dhimirka wax ka qaba lagu tacadiyo Somaliland, isla markaana ay jiraan xarumo badan oo loo samaystay in lagu dhibaateeyo dadkaasi. Continue reading “Somaliland: Hay’adda HRW Oo Warbixin Ka Soo Saartay Tacadiyadda Dadka Dhimirka Wax Ka Qaba”