Wax Ku Qaado Hogaamiyayaashi Khilaafada Islaamka

Sida ku xusan taariikhda islaamka, xiligii uu Cumar Binu Khadaab (alle ha ka raali noqdee)ahaa amiirka muslimiinta, ayaa maalin maalmaha ka mid ah ayaa dadkii dagaanka magaalada XAMIS oo imika ka tirsan dalka Suuriya, Continue reading “Wax Ku Qaado Hogaamiyayaashi Khilaafada Islaamka”

Xukuumadda Somaliland Oo Taageertay Mawqifka Xulufadda Sucuudiga Ee Ka Dhanka Ah Qatar Iyo Su’aalaha Ka Soo Noqday

“Caalamka wax bilaash ahi ma jiro, waynu [Somaliland] iska taageernay ayuun baanan anigu liqi Karin….” Siyaasi Cali Gurey Continue reading “Xukuumadda Somaliland Oo Taageertay Mawqifka Xulufadda Sucuudiga Ee Ka Dhanka Ah Qatar Iyo Su’aalaha Ka Soo Noqday”

Dal Laga Mamnuucay Furiinka (Kala Tegista Qoyska) Inta Lagu Gudo Jiro Bisha Barakaysan Ee Ramadaan

Garsooraha guud ee Maamul Hoosaadka reer Falastiin ayaa ku amray dhamaan maxkamadaha kala duwan ee dalka Falastiin, in ay joojiyaan dacwadaha muranka qoyska ee ilaa furiinka gaadhsiisan ama sababi kara in qoysku ku burburo. Continue reading “Dal Laga Mamnuucay Furiinka (Kala Tegista Qoyska) Inta Lagu Gudo Jiro Bisha Barakaysan Ee Ramadaan”

Taariikhda Iyo Sidii Uu Ku Yimi Madfaca Ramadaanta Ee Waddamo Badan Looga Isticmaalo Ogeysiinta Afurka

Waddamo badan oo ka mid ah dunida Islaamka gaar ahaana dalalka carabta waxa si wayn looga isticmaala, madfaca Ramadanta kaas oo sida eedaanka Salaada Makhrib ee aynu ku afurno oo kale loo sugo, caadana ka ah dunida Islaamka meelo badan oo ka mid ah. Continue reading “Taariikhda Iyo Sidii Uu Ku Yimi Madfaca Ramadaanta Ee Waddamo Badan Looga Isticmaalo Ogeysiinta Afurka”

Xuska Dhalashada Nebigeenna Suuban NNKH Oo Hargeysa Lagu Qabtay

Hargeysa, Somaliland, December 11, 2016 (Saxafi) – Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayey dhalashada Nebigeena Suuban ee Muxamed NNKH, ayaa lagu qabtay magaaladda Hargeysa, Continue reading “Xuska Dhalashada Nebigeenna Suuban NNKH Oo Hargeysa Lagu Qabtay”

Mudane Carbeed Oo Ka Dhex Eedaamay Golaha Barlamaanka Israel Ee (Knesset)-ka

Mudane Carbeed oo ka tirsan golaha barlamaanka Israel ee (Knesset)-ka lagu magacaabo, ayaa ka dhex eedaamay fadhigii golahaas ee maalintii shalay, oo uu ka jeedinayay khudbad uu kaga soo hor jeedo sharciga cusub ee xukuumada Israel ku soo rogtay Masaajidada iyo Kaniisadaha. Continue reading “Mudane Carbeed Oo Ka Dhex Eedaamay Golaha Barlamaanka Israel Ee (Knesset)-ka”

Qaybtii Labaad Ee Masaajidada Ugu Waaweyn Uguna Quruxda Badan Adduunka

Qaybtii hore ee qormadeena xiisaha wargeyska Saxafi waxaynu ku soo qaaday, qaar ka mid ah masaajidada ugu waaweyn uguna quruxda badan dunida, Continue reading “Qaybtii Labaad Ee Masaajidada Ugu Waaweyn Uguna Quruxda Badan Adduunka”

Tobanka Masaajid Ee Ugu Weyn Uguna Quruxda Badan Dunida

Akhriste sida aan wada ogsoonahay, Masaajidadu sida diinteenu inoo sheegtay, waa goobaha Illaahay (SW), agtiisa loogu jecel yahay, uguna khayrka badan dunida guudkeeda, Continue reading “Tobanka Masaajid Ee Ugu Weyn Uguna Quruxda Badan Dunida”

Maxaa Loogu Diiday Showga Heesaha Fanaanadda Nasteexo Indho?

“Culimo badan ayaa ka cawday bandhigaasi Fanaanadda, waxaanay cabashaddii keeneen wasaaradda Diinta iyo Aw qaafta, waxaanay keeneen muuqaalo ansahxa ka baxsan oo fanaanadaasi ku heesaysay marka inta aanay khudbadaha jimcaha iyo masaajidadka kaga hadlin ayaanu u joojinay”Sheekh Khaliil Continue reading “Maxaa Loogu Diiday Showga Heesaha Fanaanadda Nasteexo Indho?”

Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Laascaanood

Laascaanood, Somaliland, July 10, 2016 (Saxafi)-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey magaaladda Laascaanood ee gobolka Sool, kuwaas oo muxaadirooyinka Diiniya ka jeedin doonaan magaaladda. Continue reading “Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Laascaanood”

salaatul-layl

Fadliga Tobanka (10) Dambe Ee Bisha Ramadaan

Illaahay ayaa mahadleh ka illaahnimadiisa cidi ayna kulamaanayn ee sharafta badan iyo mulkigiisuna warayo iyo waynida, illaaha boqorka ah ee cidkale aan u baahnayn, illaaha qaniga ka ah dhamaan khalqiga uu abuuray ee cidkastoo khalqigiisa ka mid ahi ay ugu baahantahay si joogta ah, Continue reading “Fadliga Tobanka (10) Dambe Ee Bisha Ramadaan”

Maxamed Cali oo geeriyooday

Feedhyahankii Caanka Iyo Muslimkaba Ahaa Ee Maxamed Cali Oo Geeriyooday Iyo Taariikhdiisii Geesinimada Lahayd Oo Kooban

Phoenix, Maraykanka, June 5, 2016 (Saxafi) – Feedhyahan Maxamed Cali oo ah Nin Madow oo Muslin ahaa; Caanna ku ahaa cayaaraha Feedhka marar bandanna ku guuleystay ayaa habeen hore ku geeriyooday magaaladda Phoenix ee gobolka Arizona. Continue reading “Feedhyahankii Caanka Iyo Muslimkaba Ahaa Ee Maxamed Cali Oo Geeriyooday Iyo Taariikhdiisii Geesinimada Lahayd Oo Kooban”

Sheekh Caan Ka Ahaa Caalamka Islaamka Oo Ku Geeriyooday Khartoum

Khartoum, Sudan, March 06, 2016 (Saxafi) – Sheekh Xassan Al-Turabi ayaa shalay ku geeriyooday magaalada Khartoum ee xarunta Dalka Suudaan.

Continue reading “Sheekh Caan Ka Ahaa Caalamka Islaamka Oo Ku Geeriyooday Khartoum”

Kullan Lagaga Arrinsanayay Caqabada La Soo Darsa Xujaajta Reer Somaliland Oo Hargeysa Lagu Qabtay

Hargeysa, Somaliland, March 04, 2016 (Saxafi) – Wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa waxaa ay maagalada Hargeysa ku qabtey kulan lagaga hadlayey qaabka ugu fiican ee Xujaajta reer Somaliland u gudan karaan wajibaadka xajka iyo sida looga hor tagi karo caqabadaha soo waajaha xujaajta.

Continue reading “Kullan Lagaga Arrinsanayay Caqabada La Soo Darsa Xujaajta Reer Somaliland Oo Hargeysa Lagu Qabtay”

Dhalashadda Nabigeenna Suuban NNKH Oo Laga Xusay Goboladda Iyo Degmooyinka Somaliland

Hargeysa, Somaliland, December 24, 2015 (Saxafi) – Munaasibad balaadhan oo lagu xusayo dhalashada Nabigeenna Suuban NNKH ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa.

Continue reading “Dhalashadda Nabigeenna Suuban NNKH Oo Laga Xusay Goboladda Iyo Degmooyinka Somaliland”