Boqor Magacii Dalkiisa Sanifay

Continue reading “Boqor Magacii Dalkiisa Sanifay”

Advertisements

Shan Qodob Oo Muhiim Ah Lana Xidhiidha Dagaalka Suuriya Iyo Awoodaha Ku Hirdamaya

Continue reading “Shan Qodob Oo Muhiim Ah Lana Xidhiidha Dagaalka Suuriya Iyo Awoodaha Ku Hirdamaya”

Djibouti Oo Dib U Fasaxday Duulimaadyadii Milateriga Ee Ciidamada Maraykanka Iyo Walaac Laga Muujiyay Deyn Uu Dalkaasi Ugu Gacan-Galo Shiinaha

Continue reading “Djibouti Oo Dib U Fasaxday Duulimaadyadii Milateriga Ee Ciidamada Maraykanka Iyo Walaac Laga Muujiyay Deyn Uu Dalkaasi Ugu Gacan-Galo Shiinaha”

Ma Ku Heshiiyeen Biyaha Niilka Wadamada Masar, Sudan Iyo Itoobiya?

Continue reading “Ma Ku Heshiiyeen Biyaha Niilka Wadamada Masar, Sudan Iyo Itoobiya?”

Jeneraal MIlateriga Maraykanka Ah Oo Ka Digay Cawaaqib-Xumo Ka Dhalan Karta Haddii Shiinuhu La Wareego Dekedda Djibouti

Washington DC, March 8, 2018 (Saxafi) – Jeneraalka ugu sareeya Taliska Ciidamada Maraykanku ku leeyahay Africa ee AFRICOM ayaa Xildhibaanada Aqalka Sare Maraykanka (Congress) u sheegay inuu ka cabsi qabo in cawaaqib-xumada ay ciidamada Maraykanka ku yeelanayso haddii ay Shiinuhu la wareegaan maamulka Dekedda Djibouti, Continue reading “Jeneraal MIlateriga Maraykanka Ah Oo Ka Digay Cawaaqib-Xumo Ka Dhalan Karta Haddii Shiinuhu La Wareego Dekedda Djibouti”

Trump Oo Toos Ula Saftay Yuhuuda Iyo Dunida Xoogeedii Oo Ka Hor Timid Go’aan Uu Qudus Ugu Aqoonsaday Caasimadda Israa’iil

Washington, USA, December 7, 2017 (Saxafi) – Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in uu magaalada barakaysan ee Qudus u aqoonsaday Caasimadda Israel, isagoo amray in Safaaradda Mareykanka laga soo wareejiyo Tel Aviv, loona raro Bariga magaalada Qudus. Continue reading “Trump Oo Toos Ula Saftay Yuhuuda Iyo Dunida Xoogeedii Oo Ka Hor Timid Go’aan Uu Qudus Ugu Aqoonsaday Caasimadda Israa’iil”

Sawir Kulmiyay Hoggaamiyayaashii Carabta Ee Xukunka Laga Tuuray Iyo Taariikhdii Ay Dhaceen

Muuqaalka Sawirkan ayaa ah mid kulmiyay Afartii hogaamiye carbeed ee xukunka lagaga tuuray kacdoonkii dalalkooda ka dhacay, kaas oo ay ka hor intaan xilka laga tuurin ay si wada jir ah u galeen. Continue reading “Sawir Kulmiyay Hoggaamiyayaashii Carabta Ee Xukunka Laga Tuuray Iyo Taariikhdii Ay Dhaceen”

Xukuumadda Somaliland Oo Taageertay Mawqifka Xulufadda Sucuudiga Ee Ka Dhanka Ah Qatar Iyo Su’aalaha Ka Soo Noqday

“Caalamka wax bilaash ahi ma jiro, waynu [Somaliland] iska taageernay ayuun baanan anigu liqi Karin….” Siyaasi Cali Gurey Continue reading “Xukuumadda Somaliland Oo Taageertay Mawqifka Xulufadda Sucuudiga Ee Ka Dhanka Ah Qatar Iyo Su’aalaha Ka Soo Noqday”

Diyaarad Rakaab Oo Laga Afduubay Liibiya Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Laga Helay

Malta, December 24, 2016, (Saxafi) – Diyaarad siday 118 qof oo rakaab oo laga leeyahay dalka Liibiya ayaa la afduubay waxaana lagu khasbay in ay ka dagto jasiiradda Malta, sida ay xaqiijisay shirkadda diyaaradaha Afrqiyah. Continue reading “Diyaarad Rakaab Oo Laga Afduubay Liibiya Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Laga Helay”

Dawladda Sucuudiga Oo Mashaariic Horumarineed Oo Dhinaca Xoolaha Ah Ka Fulinaysa Dalka Itoobiya

Addis Ababa, Itoobiya, December 22, 2016 (Saxafi/ Africa News Info) – Wefti sare oo ka socda dowlada boqortoyada dalka Sucuudi Arabiya ayaa soo gabagabeeyay boqasho ay ku joogeen dalka Itoobiya oo ay kula kulmeen Continue reading “Dawladda Sucuudiga Oo Mashaariic Horumarineed Oo Dhinaca Xoolaha Ah Ka Fulinaysa Dalka Itoobiya”

Booliska Jarmalka Oo Raadinaya Nin Tunisia Ah Oo Gaadhi Jiidhsiiyey Dad Jooga Suuq

Berlin, Jarmalka, December 22, 2016 (Saxafi) – Booliska Jarmalka ayaa raadinaya nin reer Tunisia ah oo lagu magacaabay Anis oo lagu tuhunsan yahay inuu fuliyey weerarkii Berlin ka dhacay Continue reading “Booliska Jarmalka Oo Raadinaya Nin Tunisia Ah Oo Gaadhi Jiidhsiiyey Dad Jooga Suuq”

Safiirkii Dawladda Ruushka U Joogay Dalka Turkiga Oo Xalay Toogasho Lagu Dilay

Ankara, Turkey, December 20, 2016 (Saxafi) – Safiirkii dawladda Ruushka u fadhiyay caasimadda dalka Turkiga ee Ankara, ayaa xalay caweysinkii dil toogasho ah lagu dilay. Continue reading “Safiirkii Dawladda Ruushka U Joogay Dalka Turkiga Oo Xalay Toogasho Lagu Dilay”

Soomaali Canada Ku Dilay Laba Hablood Oo Walaalo Ah

Ottowa, Canada, December 20, 2016 (Saxafi) – Laba Hablood oo walaalo ah oo lagu dilay magaalada Ottowa ee dalka Canadda ayaa shalay lagu aasay magaaladaasi ka dib markii la soo qabtay Continue reading “Soomaali Canada Ku Dilay Laba Hablood Oo Walaalo Ah”

Madaxweynaha Maraykanka oo Indhaha Ku Soo Jeediyay Soomaalida Dalkaas Ku Nool

Washington, Maraykanka, December 1, 2016 (Saxafi) – Madaxweynaha Cusub ee Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in wiilkii Soomaaliga ahaa ee weerarka ku qaaday jaamacad ku taalla gobolka Ohio Continue reading “Madaxweynaha Maraykanka oo Indhaha Ku Soo Jeediyay Soomaalida Dalkaas Ku Nool”

Dagaal Culus Oo Uganda Ku Dhexmaray Ciidamada Dalkaas Iyo Kooxo Hubaysan Oo Madaxbanaani Doonaya

Kases, Uganda, November 28, 2016 (Saxafi) – Ugu yaraan 55-qof, ayaa lagu dilay iska-horimaad dhexmaray ciidamada booliiska Uganda iyo koox doonaysay inay sameysato Jamhuuriyad u gaar ah, Continue reading “Dagaal Culus Oo Uganda Ku Dhexmaray Ciidamada Dalkaas Iyo Kooxo Hubaysan Oo Madaxbanaani Doonaya”

Maraykanka Oo U Jawaabay Al-Shabaab Iyo Madaxweyne Trump Oo Sheegay Inuu Madaxtooyadda Ka Dhex Wadi Doono Ganacsigiisa

Washington, Maraykanka, November 24, 2016 (Saxafi)-Taliska ciidamada Maraykanka ee magacooda loo soo gaabiyo AFRICOM ayaa waxba kama jiraan ku sheegay war ka soo baxay ururka Al-shabaab oo sheegtay in askari ka tirsan ciidammada Mareykanka ku dilleen iska horimaad ka dhacay Jubbooyinka. Continue reading “Maraykanka Oo U Jawaabay Al-Shabaab Iyo Madaxweyne Trump Oo Sheegay Inuu Madaxtooyadda Ka Dhex Wadi Doono Ganacsigiisa”

Maamulada Ka Jira Somalia Oo Ka Badheedhay Dagaal Ka Dhan Ah Miirooga Kenya Oo Ay Ka Uriyeen Dabacsanaan Somaliland Ah

Muqdisho, Somalia, September 8, 2016 (Saxafi) – Soomaaliya iyo maamuladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay isku raacay in Qaadka loo joojiyo si Somaliland aanay u helin ballanqaadkii gudoomiyaha gobolka Miirooga Continue reading “Maamulada Ka Jira Somalia Oo Ka Badheedhay Dagaal Ka Dhan Ah Miirooga Kenya Oo Ay Ka Uriyeen Dabacsanaan Somaliland Ah”

Somalia Oo Muddo Aan La Cayimin Joojisay Qaadka Uga Yimaadda Kenya Iyo Somaliland Oo Dhankeeda Ka Hadashay

Muqdisho, Somalia, September 6, 2016 (Saxafi) – Xukuumadda Federaalka Somalia ayaa shalay  soo saartay amar ay ku hakinayso diyaaradihii jaadka u keeni jiray magaaladda Muqdisho. Continue reading “Somalia Oo Muddo Aan La Cayimin Joojisay Qaadka Uga Yimaadda Kenya Iyo Somaliland Oo Dhankeeda Ka Hadashay”

Doorashaddii Madaxweynaha Somalia Oo Dib Loo Riixay Iyo Mudada Loo Qabtay

Muqdisho, Soomaaliya, August 8, 2016 (Saxafi)-Guddida doorashooyinka ku meel gaadh ah ee Soomaaliya ayaa cayimay wakhtiga doorashad la moodka Soomaaliya la qabanayo ee la dooranayo xildhibaanadda, shirgudoonka baarlamaanka iyo madaxweynaha Soomaaliya. Continue reading “Doorashaddii Madaxweynaha Somalia Oo Dib Loo Riixay Iyo Mudada Loo Qabtay”

Iiraan Oo Deldeshay Saynisyahan Khabiir Ku Ahaa Nukliyeerka

Tahraan, Iraan, August 8, 2016 (Saxafi)-Wadanka Islaamiga ah ee Iiraan ayaa shalay daldalaad ku fulliyay saynisyahan weyn oo wadankaasi u dhashay ka dib markii lagu eedeeyey inuu sir ka gudbiyey arrimaha Nucliyeerka Iiraan. Continue reading “Iiraan Oo Deldeshay Saynisyahan Khabiir Ku Ahaa Nukliyeerka”