Madaxweyne Siilaanyo Iyo Shabeellada Garbaha Ka Saarran Midkee Bay Tooda Noqon Doontaa?
Hargeysa,Somaliland, March 26, 2012 (Saxafi) – Saddexdii masuul ee hore loogu eedeeyey inay ku lug lahaayeen raashin la lunsaday ayaa Sabtidii shalay la filayey in la horkeeno maxkamadda gobolka Hargeysa. Hase yeeshee lama keenin, taasina waxay noqonaysaa markii saddexaad ee ay ka baaqsadaan in maxkamadda la horkeenno masuuliyiintaasi. Continue reading ‘Masuuliyiinta Xidh-Xidhan Iyo Dareemada Dhagarta Xambaarsan Ee Laga Soo Werinayo Dhinaca Madaxtooyada’





